Day: February 5, 2021
Somali News

Shirka Dhuusamareeb oo weji kale yeeshay

Wararka ay KNN ka heshay Shirka Dhuusamareeb ayaa muujinaya in waji cusub uu galay keddib markii Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland ay ka.

Read More
Somali News

Akhriso: Wararkii u dambeeyay ee Shirka Dhuusamareeb

Waxaa weli magaalada Dhuusamareeb ka soconaya shirka u dhexeeya madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada, kaasi oo looga hadlayo khilaafka ka.

Read More
Somali News

Dad la socday gaari ay gubeen Al-Shabaab oo nolal iyo geeri lagu la’yahay.

Dagaalameyaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa gubay gaari dhuxul sida oo marayay degaan 40 KM u jira degmada Raage-ceelle ee gobalka Shabeelada Dhexe, waxaana.

Read More
Somali News

DFS oo soo bandhigtay sargaalkii Al-Shabaab u qaabilsanaa Qaraxyada ee Galguduud

Ciidada Xoogga ayaa soo bandhigey sargaalkii Qaybta qaraxyada Galgaduud u qaabilsanaa Al-Shabaab oo lagu magacaabo Xasan Cabdinuur daad “Carey’s” kaasi oo ka mid.

Read More
Somali News

Hay’ad u dooda xuquuqda carruurta oo war soo saartay

Warbixin ay soo saartay hey’adda Save the children ayaa lagu sheegay in Tirokoobyo cusub oo maanta la in ilaa 2.7 milyan oo qof.

Read More
Somali News

Mareykanka oo joojiyay taageerada dagaalka Yemen

Maraykanka ayaa soo afjaraya taageerada uu siiyo xulafadiisa dagaalka ka wada Yemen, colaaddaas oo gashay sanadkii lixaad ayna ku dhinteen sida la rumaysan.

Read More
Somali News

Trump oo diiday in uu bixiyo cadeymo muhim ah.

Donald Trump ayaa qarka u saaran in maxkamad la soo taago iyadoo loo heysto kaalintii uu ku lahaa rabshadihii ka dhacay xarunta baarlamaanka.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (05-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay::–Fardowsa.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Islaamka Iyo Nolosha (05 -02-2021)

Muqdisho:-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Islaamka Iyo Nolasha  waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Shiikh Salaad Cantoob Xasan:-.

Read More
Somali News

DFS oo sheegtay in jab xoogan la gaarsiiyay Al-Shabaabkii weeraray Dhuusamareeb

Ciidamada xoogga dalka ayaa soo bandhigay hub iyo gaadiid ay ka soo ufrteen Al-Shabaab iyo xubno ay ku dileen,kadib dagaal ka dhacay duleedka.

Read More