Day: February 18, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {18-02-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Somali News

Ciidamo uu hoggaaminayo Gen Indhacadde oo la wareegay Daljirka-daahsoon

Taallada Daljirka-daahsoon ee degmada Boondheere oo maalinta berrito loo ballansanayahay in uu ka dhaco bannaanbax ayaa waxaa goordhaw la wareegay ciidamo taabacsan midowga.

Read More
Somali News Uncategorized

Wasaaradda Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 132 xaalado cusub oo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {18-02-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdisataar.

Read More
Somali News

DFS oo la filayo in ay bandow ku soo rogto Muqdisho

Dowladda Soomaaliya ayaa la filayaa in saacadaha soo socdo ay bandow ku soo rogdo magaalada Muqdisho sida ay noo sheegeen saraakiil ka tirsan.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (18-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (18-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cali Ibraahim Cabdullaahi.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada ee maanta?

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo todobaadkan ku qabsoomay aaladda Zoomka  ayaa looga hadlay xaaladihii ugu danbeeyey ee saameynta xanuunka COVID-19, laguna.

Read More
Somali News

Midowga Musharaxiinta iyo Beesha Caalamka maxay ka wada hadleen?

Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya 2021 Dr. Abdinasir Abdille Mohamed oo ay Idaacadda VOA Somali wareysi dhinacyo badan taabanaya la yeelatay maanta ayaa kaga hadlay.

Read More
Somali News

Shuute oo digniin u diray saraakiisha ciidanka ee Galmudug

Xasan Cali Nuur Shuute Guddoomiyaha Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka sida oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu digniin adag uu u.

Read More