Day: February 18, 2021
Somali News

Mucaaradka oo kulamo ku aadan banaanbaxa ka wado Muqdisho

Magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa ka soconaya dhaqdhaqaaqyo iska soo horjeeda oo ku saabsan banaanbax maalinta Berri ah la filayo inuu ka dhaco.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {18-02-2021}= Suuratu{mutaxina} Darsigii 4aad-{696}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (18-01-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdulaahi Kulmiye Cadoow:- Farsamadii:- Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-.

Read More
Somali News

Itoobiya oo Gacanta ku dhigtay qaraxyo loo waday Adis ababa

Dowladda Ethiopia ayaa gacanta ku dhigtay Gaari lagu soo raray Bambaanoyinka gacanta laga tuuro oo ku sii jeeday Magaalada Adis Ababa. Taliye ku.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo joojiyay gaadiidka ganacsatada u raran ee taga Jowhar

Wararka naga soo gaaraya deegaannada gobolka shabeellada dhexe  ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ku xayiran yihiin gaadiid fara badan. Qaar ka.

Read More
Somali News

Cali Guudlaawe oo xilka ka qaaday wasiirka maaliyada Hirshabelle.

Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Maaliyadda Hirshabeelle Mudane Cabdishakuur Maxamed Xasan isagoo si kumeel gaar ah xilka.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (18-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Guddoomiye Cali Yare” Meydad badan ayaa buux dhaafiyay isbitaal Martiini”

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook-ga waxaa uu kaga hadlay.

Read More
Somali News

Mucaaradka oo ciidamada DFS ugu digay in ay ku milmaan siyaasada

Kulan ay xalay Midowg Mushaxiinta mucaaradka ay ku yeesheen magaalada Muqdisho  ayaa digniin u diray saraakiisha iyo ciidamada dowladda, iyagoo uga digay inay.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo shir isugu yeeray madaxda dowlad goboleedyada iyo G/banaadir.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda talooyinka.

Read More