Day: April 1, 2021
Barnaamijyo

Bar Xog Wareysi {01-04-2021}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (01-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {01-04-2021}

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Tala Wadag  qeybtiisa Siyaasadda waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cabdisataar.

Read More
Somali News

Booliska Soomaaliya oo soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto falal amni daro

Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed ayaa soo bandhigay walxaha qarxa iyo rag loo haysto falal amni daro, kadib howlgal lagu soo qabtay. Afhayeenka ciidanka.

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (01-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim  Iyo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (01-04-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Mowliid.

Read More
Somali News

Maxaa looga hadlay shirka Golaha Wasiirada maanta?

Shirka Golaha wasiirada ee todobaad laha ah oo ku qabsoomay habka fogaan aragga ayaa waxaa guddoomiyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble..

Read More
Somali News

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Trump oo dacwad laga gudbiyay

Laba sarkaal oo ka mid ah booliska xarunta Congress-ka ee Capitol Hill ayaa diiwaan-geliyey dawacd ka dhan ah madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Hirshabeelle oo gaarey degmada Warshiiq

Madaxweynaha  Dowlad-gobolleedka Hishabelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta socdaal ku tagey degmada Warsheeq ee gobolka Shabeellada Dhexe, kadib maalmo oo uu ku sugnaa.

Read More
Somali News

MW Jubbaland iyo Safiirka Sweden oo kawada hadlay muranka doorashada

Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam,  ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander. Kulanka  waxaa.

Read More