Day: April 1, 2021
Somali News

Maxay kawada hadleen maxaxweynaha Puntland iyo safiirka Sweden?

Madaxweynaha Dowlad-gobolleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,  ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka dalka Sweden ee Soomaaliya Ambassador Staffan Tillander. Kulanka  waxaa.

Read More
Somali News

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo looga dhowaaqay Galmudug

Taliska ciidamada xoogga qeybt 21-aad ee ka howlgalla deegaanada Galmudug ayaa ku dhowaaqay howlgal ka dhan ah dagaalamayaasha Al-Shabaab, kaasi oo looga saarayo.

Read More
Somali News

Kenya oo mar kale ku celisay in ay xireyso xarooyinka qaxootiga

Kenya ayaa mar kale ku hanjabtay inay xiri doonto laba xero qaxooti oo aad u weyn oo ku yaala dalkeeda, tallaabadaas oo ay.

Read More
Somali News

Khasaare ka dhashay toogasho ka dhacday Mareykanka

Ugu yaraan afar ruux uu ku jiro ilmo yar ayaa ku dhintay toogasho ka dhacday wadanka Maraykanka halka hal ruux oo kalana uu.

Read More
Somali News

Brazil: Tirada dhimashada Covid19 ee bishii hore oo gaartay 60,000

Bishii lasoo dhaafay dadka xanuunka Karona ugu dhintay dalka Brazil ayaa lagu sheegay in ay gaareen 66,570 ruux. Tirada dhimashada ayaana labo jibaarantay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (01-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 01- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (01-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:–Cabdiqani Cabdullaahi Ibraahim:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Maxay ka wadahadleen Taliye Odawaa iyo saraakiil ka socoto Midowga Yurub

Taliyaha ciidanka xoogga dalka, sareeyo guuto Odowaa Yuusuf Raage, ayaa taliyaha howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM) kala hadlay xoojinta kor u qaadista.

Read More
Somali News

Golaha ammaanka Q.M oo walaac ka muujisay muranka ka taagan doorashada Soomaaliya

Golaha ammaanka Qaramada midoobey ayaa ugu baaqay dhamaan Hogaamiyaasha Somalida inay xal ka gaaraan dhibaatada wali ku gidaaman Doorashada Somalia. Safiirka Mareykanka ee.

Read More