Day: April 3, 2021
Somali News

Warbixin: Shir maanta Muqdisho uga furmaya hoggaamiyeyaasha Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta la filayaa in magaalada Muqdisho, gaar ahaan teendhada Afsiyooni oo ku taalla xeyndaabka Xalane uu kulan guud ku dhex maro madaxda.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (03-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Bariire iyo Awdheegle

Muqdisho-KNN-Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa saakay waaberigii hore weerarro culus ku qaaday laba saldhig oo ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalooyinka Bariire iyo Awdheegle.

Read More
Somali News

Weerar dhimasho sababay oo ka dhacay afaafka hore ee Aqalka Koongareeska Mareykanka

Weerar ka dhacay agagaarka Aqalka Baarlamaanka Maraykanka ee US Capital ayaa waxaa ku dhintay hal askari, halka uu mid kalena ku dhaawacmay. Gaari.

Read More
Somali News

Askari ka tirsan booliska dalka Britain oo lagu heley xag-jirnimo

Toddobaadkan ayaa sarkaal ka tirsan booliiska Ingiriiska lagu heley denbi ah in uu xubin ka yahay koox naasiyiin ah oo dalkan Britain mamnuuc.

Read More