Day: April 3, 2021
Somali News

Xaalad deg deg ah oo lagu soo rogay dalka Talyaaniga

Roma-KNN-Dawlada Talyaaniga ayaa mar kale bandaw ka dhigaysa magaalooyinka wadankaas maalmaha soo socda si looga hortago mawjad sadexaad oo xanuunka Karoona ah oo.

Read More
Somali News

Aqalka Kongarayska Mareykanka oo la weeraray

Washington-KNN-Sargaal ka tirsan booliska Maraykanka ayaa geeriyooday mid kalena waa uu ku dhaawacmay kadib weerar lagu qaaday aqalka baarlamaanka ee Maraykanka ee Capitol.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (03-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Cabdiqani.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 03- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:Faarax C/llaahi.

Read More
Somali News

Shir u dhaxeeya madaxda DF iyo D/Goboleedyada oo ka furmay Afisyooni

Muqdisho-KNN-Waxaa hoordhaw teendhada Afisyooni ee xerada Xalane ka furmay shir u dhaxeeya Madaxwayne Farmaajo, ra’iisul wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo duqa Muqdisho..

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal 03- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Taliska Militeriga Soomaaliya oo guulo ka sheegtay dagaaladii Awdheegle iyo Bariire

Muqdisho-KNN-Taliyaha ciidanka dhulka ee militeriga Soomaaliya Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo ka hadlay dagaaladii saakay ka dhacay Bariire iyo Awdheegle ayaa warbaahinta dowladda.

Read More
Somali News

Inta badan hoggaamiyeyaasha Soomaaliya oo isugu tegay Afisyooni

Muqdisho-KNN-Madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble ayaa goordhaw gaaray teendhada Afisyooni oo lagu wado in maanta uu shir hor dhac ah uga furmo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (03-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Faahfaahin dagaallo culus oo saakay ka dhacay Awdheegle iyo Bariire

Muqdisho-KNN-Kooxda Al-Shabaab ayaa saakay waaberigii hore weerarro culus oo ku bilkaawday qaraxyo waxay ku qaaday laba saldhig oo ciidamada dowladda Soomaaliya ay ku.

Read More