Day: April 4, 2021
Somali News

Puntland oo markale amar ku bixisay in shirkadaha ay qaataan lacagta Shillinga Soomaaliga ah

Guddiga xalinta dhibaatada Suuqa Lacagaha Puntland ayaa sheegay inaan weli si buuxda loo adeegsan lacagta Shillin Soomaaliga, uuna jiro qiimo koror alaabaha iyo.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Gobolka Mudug oo ka hadlay saameynta covid 19 iyo Oxygeen la”aanta ka jirta gobolkaasi

Guddoomiyaha Gobolka Mudug Cabdirixmaan Cali diiriye Isxal ayaa sheegay in dadka uu soo ritay Covid-19 ay u dhimanayaan Oxygeen la’aan baahsan oo ka.

Read More
Somali News

Booliska Malawi oo gacanta ku dhigay dad ay ku jiraan Soomaali

Booliska dalka Malawi ayaa ku qabtay magaalada Kasungu 3 qof oo Soomaali ah iyo ruux Ethiopian ah oo la sheegay inay ahaayeen kuwa.

Read More
Somali News

Ciidamada Eritrea oo ka baxay gobolka Tigray.

Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamo kasoo jeedo dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay bilaabeen inay isaga baxaan gobolka Tigray. Ciidamada Eritrea ayaa.

Read More
Somali News

Waa sidee xaalada dalka Mozambique?.

Xaaladda magaalada Palma ee dalka Mozambique ayaa degan kadib markii muddo ka badan toddobaad ay weeraro dhimasho geystay ka fuliyeen maleeshiyaad lala xiriiriyay.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (04-04-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan.

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha 04- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:Faarax C/llaahi.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal 04- 04- 2021

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono:Cabdullahi Maxamad Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Wararkii u dambeeyey shirka madaxda Soomaaliya ee Afisyooni

Muqdisho-KNN-Madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka ayaa maalintii labaad ku shiraya teendhada Afisyooni oo ku dhex taalla xerada Xalane ee magaalada Muqdisho..

Read More
Somali News

Sawirro: Militeriga Soomaaliya oo la wareegay deegaano hoos taga Dhuusamareeb

Dhuusamareeb-KNN-Ciidamada dowladda ayaa sheegay inay la wareegeen deegaanno dhaca koonfurta magaalada Dhuusamareeb. Waxay intaas ku dareen in ciidamada ay ku raad joogaan kooxihii.

Read More