Day: April 4, 2021
Somali News

Duqa Muqdisho war ka soo saaray khasaaraha qaraxii Muqdisho oo kordhay

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa war kasoo saaray qaraxii is-miidaaminta ahaa ee xalay ka dhacay degmada Shangaani ee gobolka Banaadir, kaas.

Read More
Tafsiir

Casharka Tafsiirka {04-04-2021}= Suuratu {mursalaat} Darsigii 2aad-{725}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya:-Shiikh Cabdullahi Maxamed Xuseen {Gacmadheere} Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (04-04-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqa Cali Maxamad.

Read More
Somali News

Dowladda Turkiga oo aad u cambaareysay weeraradii Bariire iyo Awdheegle

Muqdisho-KNN-Bayaan ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee dowladda Turkiga ayaa si adag loogu cambaareeyey weerarradii ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada.

Read More
Somali News

Madasha Badbaado Qaran oo dayacaad ciidan ku eedeysay Madaxweyne Farmaajo

Muqdisho-KNN-War-saxaafadeed ka soo baxay Madasha Badbaado Qaran ayaa dhaliilo badan oo la xariira arrimaha ciidanka waxaa loogu jeediyey madaxweyne Farmaajo, iyagoo ku eedeeyey.

Read More
Somali News

R/W Rooble iyo taliska booliska oo qoraalo ka soo saaray qaraxii is-miidaaminta ahaa

Muqdisho-KNN-Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxay ayaa xalay fiidkii hore isku miidaamiyey dad ku caweynayey maqaayad ku taalla xaafadda Seddaxda-Geed ee degmada Shangaani.

Read More
Somali News

Faransiiska iyo Germany oo war ka soo saaray xiisada bariga Ukrain

Dowladaha France iyo Germany ayaa sheegay inay ka qeyb qaadan doonaan sidii ay u taageeri lahaayeen dejinta xiisada ka taagan bariga wadanka Ukrain.

Read More
Somali News

Askar badan oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Mayanmar

Warbaahinta dalka Mayanmar ayaa sheegay in koox careysan oo dibadbaxayaasha dalkaasi kamid ah ay ku beegsadeen saldhigii ay ku sugnaayeen lix askari oo.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (04-04-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Ruushka oo digniin adag u diray dalalka gaashaanbuurta Nato

Ruushka ayaa dalalka ka tirsan gaashaanbuurta uga digay inay ciidamo u diraan dalka Ukraine xilli ay soo baxayaan wararka sheegayo in Ruushka uu.

Read More