Month: May 2021
Somali News

Guddoomiye Mursal iyo jawaari oo ka wada hadlay xaalada dalka.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galay kulan qado sharaf ah oo uu sameeyay.

Read More
Somali News

Hay’adda IRC oo ka hadashay muwadiniin Shiinaha u dhashay oo lagu afduubtay Itoobiya

Hay’adda caalamiga ah ee IRC ayaa xaqiijisay in lagu soo wareejiyay muwaadiniin u dhashay Shiinaha oo lagu afduubtay gobolka Oromia ee dalka Itoobiya..

Read More
Somali News

Safiirka Dowladda Itoobiya u jooga Soomaaliya oo kulamo siyaasadeed ka wada Muqdisho.

Madaxweynaha  dowlad goboleedka  Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay Safiirka dowladda Itoobiya u jooga.

Read More
Somali News

Saraakiil ka tirsan Ciidamada xoogga oo gaaray Baraawe

Wafdi Saraakiil ah uu hogaamineyo Taliyaha Qeybta 60aad ee ciidamada xoogga dalka Jenaraal Maxamed Sheikh Cabdullahi (Ciirow) ayaa Gaarey Degmada Baraawe ee Caasimada.

Read More
Somali News

Xukunka Ra’iisulsuwasaaraha Israel oo qarka u saaran mid dhammaad ah

Hoggaamiyaha mayalka adag ee Israel, Naftali Bennett ayaa Axaddii sheegay inuu ku biiri doono dowlad wadaag suurta-gal ah oo soo afjari karta xukunka.

Read More
Somali News

Ciidamada Nigeria oo ku raad jooga koox arday ka qafaalatay iskuul ay wax ka baranayeen.

KNN Abuja: Ciidamada dalka Nigeria ayaa sheegay inay ku raad joogaan koox hubeysan oo in ka badan 100 arday ka qafaashay iskuul ku.

Read More
Somali News

Dalka Mali oo laga saaray ururka ay ku jiraan dawladaha galbeedka Afrika ee Ekowas Accra

Madaxda wadamada galbeedka Afrika ee Ekawas ayaa xubinimadii kala laabtay dalka Mali oo dhawaan ciidamada miltrygu talada wadankaas qabsadeen. Kulan gaar ahaa oo.

Read More
Somali News

Dowladda Shiinaha oo dadkeeda ka qaaday sharci caqabad ku ahaa dhalmada.

Dowladda Shiinaha ayaa sheegtay maanta oo isniin in muwadiniinteeda loo ogolaaay inay dhali karaan hadda kadib 3 carruur ah. Bayaan kasoo baxay dowladda.

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (31-05-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:– Cumar.

Read More
Barnaamijyo Sports

Bar Ciyaaraha (31- 05- 2021 )

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Deeqa Cali.

Read More