Day: June 8, 2021
Somali News

Gariiga oo sheegtay inaysan qaabili doonin tariibayaal ay ku jiraan Soomaaliya

Dowladda Gariiga ayaa sheegtay in aysan qaabili doonin dadka magangalya doonka ah ee uga imaanaya wadamada Syria iyo Soomaaliya, kuwaasi oo kasoo gudbaya.

Read More
Somali News

Al-shabaab oo weerar ku qaaday gaari bas ah oo marayay Mandhera.

Laba qof oo Rakaab ah ayaa geeriyootay, 10 kalana dhaawac ayaa kasoo gaaray kadib markii koox ka tirsan Al-shabab ay weerareen laba gaari.

Read More
Somali News

Booliska Canada oo ka hadlay weerar lagu dilay dadka isku qoys ah.

Saraakiisha booliska ayaa sheegay in 4 qof oo isku qoys ah, kana mid ah jaaliyada musliminta Canada lagu dilay gaari, kaasi oo loogu.

Read More
Somali News

Rabshadaha ka socda Haiti oo sii kordhay.

Muqdisho-KNN-Waxaa cirka isku sii shareeray rabshadaha ka jira dalka Haiti, xili khalalaasaha ka jira dalkaaasi uu aad u sii kordhayo. Wararkii ugu dambeeyay.

Read More
Somali News

Uk oo kaalmada ka jaranaysa wadamada Saboolka ah

Ra’isul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson ayaa dirqi kaga badbaaday in ay qaar ka mid ah xubnaha xisbigiisa ee Baarlamanka kahor yimaadaan qorshe ay.

Read More
Somali News

WARKA SUBAX 8:00 AM (08-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Saraakiil iyo dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab oo ku geeriyooday qaraxyo ay diyaarinayeen

Wararka ka imaanaya gobolka shabeellada Hoose ayaa sheegaya in dagaalamayaal iyo saraakiil ka tirsan Al-shabaab ay ku geeriyoodeen qarax ka dhacay deegaano hoostaga.

Read More
Somali News

Haweenka Pakistaan oo laga mamnuucay in ay aadaan dukaamada

Ka dib dilkii ganacsade Hinduu ah oo lagu dilay aagga deegaanka Vidh ee degmada Khuzdar oo ka tirsan gobalka Balochistan, ee daka Pakistaan.

Read More
Somali News

Maxkamada sare ee Mareykanka oo soo saartay go’aano saameynaya dadka soo galootiga

Maxkamada sare ee Mareykanka ayaa go’aan ka soo saartay in sharciga degenaanshaha ee loo yaqaano Kaarka Cagaaran (Green Card) aan loo ogolaanin qofkii.

Read More