Day: June 16, 2021
Somali News

Israel oo mar kale duqaysay Gaza

Israel ayaa sheegtay inay bilowday duqeymo dhanka cirka ah oo ka dhan ah bartilmaameedyada Xamaas ee marinka Gaza, ka dib markii buufimoyoyin qaraxha.

Read More
Somali News

Dhalinyaro ku biiray dagaalamayaasha AL-shabaab

Mas’uuliyiinta Magaalada Lamu ayaa sheegay in tiro yar oo dhalinyarada magaalada ay sanadkaan ku biireen Dhaq dhaqaaqa Al-shabaab iyagoo ka gudbay xadka ay.

Read More
Barnaamijyo Warka Subax

WARKA SUBAX 8:00 AM (16-06-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

RW Rooble oo booqday dhaawacyadii dadkii kusoo dhaawacmay qaraxii shalay Muqdisho ka dhacay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay cisbitaalka madiina ku   booqday dhaawacyada dadkii ku waxyeelloobay qaraxii ismiidaminta ahaa ee al Shabaab.

Read More
Somali News

Puntland oo ka hadashay howlgal lagu dilay xubno ka tirsan AL-shaabab

Ciidamada dowlad goboleedka  Puntland ayaa faah-faahin ka bixiyey howlgal ay ka fuliyeen Buuraha gobolka Bari oo dagalaamayaasha Al-Shabaab ay  ku xooganyihiin. Ciidanka ammanka.

Read More
Somali News

Ciidamada xoogga dalka oo howlgal ka dhacay G/shabelle dhexe ku dilay xubno ka tirsan AL-shabaab

Ciidamada xoogga dalka gaar ahaan kuwa danab ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka sameeyeen deeggaano kamid ah gobolka Shabeelaha dhexeee maamulka hiirsahbelel waxa.

Read More