Guure
Uncategorized

Dhaxal sugaha Sucuudiga”Israa`iil xaq ayey u leedahay in ay dal yeelato”.

Muqdisho-KNN-Maxamed Bin Salmaan dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa waxaa ka soo yeeray hadal ka yaabiyay dad oo Islaam ah kadib markii uu

Read More
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay dagaal xalay ka dhacay deegaanka Busaar ee gobolka Gedo

Ceel-waaq-KNN-Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in Saakay ay dagan tahay xaalada degaanka Busaar ee dhaca duleedka bari ee degmada Ceelwaaq ee

Read More
News in English

US military: Five al-Shabaab fighters killed in Somalia strike.

U.S. forces conducted an airstrike against the al Qaeda-affiliated al-Shabaab group in Somalia on Sunday, killing five militants, U.S. Africa Command (Africom) said

Read More
Uncategorized

Ger. Caanood oo faafaahin ka bixiyay weerarkii ka dhacay Buulla-mareer

Muqdisho-KNN-Amaanduulaha ciidmada xooga dalka Soomaliyeed Cabdulaahi Cali Caanood oo warbaahinta la hadlay ayaa faa faahin ka bixiyay weerarkii lagu qaaaday xerada Amisom ee

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (02-04–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Sports

West Bromwich Albion oo iska cayrisay macalinkeeda

Muqdisho-KNN-West Bromwich Albion ayaa soo afjartay heshiiskii ay la wadaagtay tababare Alan Pardew ka dib markii sideed guul darro ah ay ka soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (02=04=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Shuceyb Maxamed Cali

Read More
Uncategorized

Jawaari oo diiday xilka qaadista Xoghayaha Guud ee Golaha shacabka

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha golaha shacabka Soomaaliyeed Maxamed Cismaan Jawaari ayaa qoraal uu soo saaray una kala direy qaar kamid ah hay’adaha dowlada waxa uu ku

Read More
Uncategorized

Roob dad iyo xoolo ay ku dhinteen oo ka Da’ay Somaliland

Hargeeysa-KNN- Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay roob 18 saacadood ee u dambeeyay ka da’ayay magaalada Hargeysa iyo deegaanada ku dhow. Laba caruur

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Galab Wanagsan (02-04-2018)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:-Maahir

Read More