Guure
Uncategorized

Diyaarad hub wada oo ku soo dagtay inta u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenay

Muqdisho-KNN-Warbaahinta gudaha ee dalka Kenya ayaa maanta baahisay in diyaarad nooca qaada hubka oo laga leeyahay dalka Mareykanka ay ku soo dag tay

Read More
Uncategorized

Gabar kufsi iyo dil la isugu daray Muqdisho

Muqdisho-KNN-Gabar dhalinyaro ah aya maanta lagu kufsaday Degmadda Shibis ee Magaaladda Muqdisho, kadibna waa la dilay, sida Dadka deegaanku ay Idaacadda kulmiye u

Read More
Uncategorized

Kaluumeeysatadda Mudug oo ka walaacsan Maraakiib shisheeye oo xaalufin ku haaya badda Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Kaluumeeysatadda gobolka Mudug ayaa ka Cabanaya Maraakiib shisheeye oo ay sheegeen in ay Xaalufinayaan badda Soomaaliya islamarkaana ay ka hortaagan yihiin in ay

Read More
Uncategorized

Maxkamada ciidamada qalab sida ee Puntland oo xukun dil ah ku riday Askari la goystay Gaari tikniko ah

Muqdisho-KNN-Maanta ayaa Maxkamada dambiyada culus ee Puntland waxay xukun dil ah ku ridey eedeysane Maxamed Maxamuud Guure, kaasoo 21 March 2018 la baxsadey

Read More
Sports

Wax walbo oo aad uga baahantay kulaamada caawa Champions league.

Muqdisho-KNN-Laba kulan oo xiiso badan ayaa caawa laga ciyaari doonaa horyalka qaarada Europe ee UEFA Champion Leagua kaas oo waregiisa 8deeda caawa la

Read More
Uncategorized

Maamulka deegaanka Lamu ee Kenya oo soo jeediyay in Al-shabaab dagaal looga saaro keynta Booni

Muqdisho-KNN-Siyaasiyiinta Kenya ee kasoo jeeda Lamu ayaa dowladooda waxay ka doonayaan in ay xoojiso dagaaalka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda kaynta

Read More
Uncategorized

Koofur-galbeed oo fashiliyay Miino Al-shabaab ay ku aaseyn Daynuunay

Baydhabo-KNN-Wararka ka imaanaya  Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya  In Ciidamada Maamulka Koonfur Galbeed iyo kuwa Itoobiya ee ku sugan gobolkaasi

Read More
Uncategorized

Meydadka Ciidamada Uganda ee  ku dhintay Weerarkii ka dhacay Buulo Mareer oo dalkooda lagu aasayo

Muqdisho-KNN-Warbaahinta dalka Uganda ayaa baahiyay in maanta dalkaasi la geynayo meydadka 8 askari oo Ugandes ah kuwaasoo lagu dilay weerarkii Axadii ka dhacay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(03-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Beladweyne-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howgal Ciidamada xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan. Deegaanada ciidamada xoogga dalka

Read More