Guure
Uncategorized

Maamulka G.Banaadir oo bilaabay nadiifinta Wadooyinka ay fadhiisteen Biyaha Roobka

Muqdisho-KNN-Maamulka gobolka Banaadir ayaa bilaabay howlo lagu nadiifinayo Wadooyinka waaweyn ee mara magaalada Muqdisho oo noqday Biyo dageen kadib Roobab mahiigaanka ahaa ee

Read More
Uncategorized

Ardayda galaysa Imtixaanka ay qaadayso dowlada oo maanta dib u bilaabanaya

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta dib u bilaabanaya imxitaanka ay qaadayso wasaarada waxbarashada Soomaaliya kadib markii shalay wasaarada waxbarashada ay sheegtay inuu baaqday imtixaanaadkii shalay oo

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:–Maxamed Dalaal Maxamuud

Read More
News in English

Death toll of tropical cyclone in Somalia rises to 20

Mogadisho-KNN-Heavy rains and powerful winds hit Somalia’s northern regions that caused the death of 20 people and killed hundreds of live stock, according

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha koofur galbeed oo Gudoomiye Cusub u magacaabay gobalka Shabelaha Hoose(Wareegto).

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sidoo kale guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose ee xilka laga qaaday Ibraahim Najax loo

Read More
Uncategorized

Fatahaad ku dhufatay Magaalada bulla Burde oo hakad gelisay isku socodka Xaafadaha Magaaladaasi.

Muqdisho-KNN-Cabdi Daahir Guure (karoore) gudoomiyaha magaalada bulla burde ee gobalka hiiraan oo wareysi siiyay IdaacaddanKulmiye ayaa Waxaa uu sheegay in webiga shabelle uu

Read More
Uncategorized

Xukuumada Soomaaliya oo Sheegtay in loo gurmanayo dadkii uu saameeyay Roobkii ka da’ay Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Iyadoo saacadii la soo dhaafay ay Roobab xoogan ay ka da’ay gobolka Banaadir, taasi oo sababtay in ay saameyn ku yeeshaan kaamamka barakacayaasha

Read More
Uncategorized

Kooxo hubeysan oo xalay Wiil dhalin yaro ah ku dilay Degmada Hodan ee Gobalka Banaadir.

Muqdisho-KNN-Sida ay sheegayaan Wararka kooxo ku  hubeysnaa bustoolado ayaa xalay waxaa ay  Wiil dhalinyaro ah ku dileen Xaafada taleex ee degmada Hodan ee

Read More
News in English

UN, Somali Government seek $80 million in immediate relief for flood-affected populations

The United Nations and the Somali Government on Sunday launched a joint appeal for $80 million to provide immediate help for the people

Read More
News in English

Somali military says to have killed more than 100 militants of Al-shabaab

  Mogadishu-KNN-The Somali military officials in Hiran regions told the media that they have launched an operation against Al-shabaab and killed 168 members

Read More