Guure
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (21-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay

Read More
Uncategorized

Hindiya oo ka cabsi qabta in dalkeeda ay ka dhacaan dagaal diimeyd

Muqdisho-KNN-Xiisad colaadeed ayaa ka taagan  gobolka Madhya Paradesh ee dalka Hindiya’ xiisadaas oo ka dhalatay kadib markii nin Muslim ahaa loo dilay in uu

Read More
Uncategorized

Jowhar oo lagu xiray Askari dilay qof shacab ah

Muqdisho-KNN-Ciidamada Booliiska magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa xiray Askari ka tirsan ciidamada Milatariga dalka kaas oo wiil dhalinyaro ahaa ku dilay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (20-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Xog Wareysi (20-05–2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi. Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (20=05=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiqani Cabdullahi Ibraahim iyo Cabdiwahaab

Read More
Uncategorized

Ku dhawaad 20 ruux oo ku dhintay Roobab dabeyla wata oo ka da`ay magaalada Borame

Borame-KNN-Roobab dabeyla wata ayaa ka da`ay magaalada Borame ee gobolka Awdal ee Soomaaliland, guddoomiyaha gobolka C/raxmaan Axmed Cali ayaa sheegay in 15 qof

Read More
Uncategorized

Maamulka G.Banaadir oo gurmad u fidinaya dadkii ay saameeyeen Roobab xalay ilaa Saakay da`ay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan Eng.Yariisow ayaa yiri”Maamulka gobolka Banaadir wuxuu wadaa gurmad ku aadan saameynta roobabkii xalay

Read More
Uncategorized

Soomaaliya oo ka jawaabtay hadal ka soo yeeray Kenya oo ku aadanay muranka Badda

Muqdisho-KNN-Wasiirka arimaha dibada Xukumadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa beeniyay hadal dhawaan ka soo yeeray Wasaarada arimaha dibada Kenya, kaas oo tilmaamayay in

Read More
Uncategorized

Taliska ciidanka xooga ee gobolka Hiiraan oo sheegay in ay dileyn 168 dagaalame oo Al-shabaab ah

Muqdisho-KNN-Taliyaha Guutada 52–aad ee Ciidanka xoogga Dalka Janaraal Axmed Maxamed Maxamuud Tareedisho oo la hadlay Warbaahin Qaranka ayaa sheegay inay dileen dagaalameyaal ka

Read More