Guure
Uncategorized

Madaxweyne Farmaajo oo soo gaba gabeeyay booqashadii uu ku tagay dalka Qadar

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta soo gaba gabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Qadar taas oo qaadatay muddo laba cisho ah.

Read More
Uncategorized

Wasaarada Boostada oo Muqdisho ka hir-gilineysa xarun leysku weydaarsado Interner-ka

Muqdisho-KNN-Kulan ay soo qaban qaabiyeen Mas`uuliyiinta Wasaarada Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada ee Soomaaliya ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho. Kulanka oo looga hadlayay Barnaamij

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{16-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(16-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Uncategorized

Ardayda Beladweeyne oo aan ka qayb galeyn Imtixaanka Dowladda

Muqdisho-KNN-C/raxmaan Daahir Cusmaan Wasiirka Waxbarashada xukumadda fedraalka Soomaaliya oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa faafaahin dheeraad ah ka bixiyay imtixaanka dugsiga

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (16-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Ceydiid Cabdiraxmaan Aadan  Farsamadii:-shaafici Yusuf Dahir:-

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (16-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra

Read More
News in English

Somalia: Deadly battle between Somaliland Puntland continues in Sool region

Mogadishu-KNN-At least 50 soldiers of both sides Puntland and Somaliland have dead and nearly 100 injured as the fighting continues the third day,

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (16-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cabdiqani Cabdulahi Ibraahim:- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf Daahir-

Read More
Uncategorized

Xuska 15-ka May oo habeenkii Labaad Muqdisho lagu qabtay

Muqdisho-KNN-Munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii 75 ee kasoo wareegtay aas aaskii dhalinyaradii SYL oo ku beegneed 1943 ayaa habeenkii labaad xalay lagu qabtay

Read More