Guure
Uncategorized

Allaha u naxariistee Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Q.M oo ku geeriyooday Mareykanka

Muqdisho-KNN-Danjirihii hore ee Soomaaliya u fadhiyay Qaramada Midoobey Cabdiraxiin Caabi Faarax ayaa ku geeriyooday magaalada New York ee dalka Mareykanka. Allaha unaxariisteen Danjire

Read More
Uncategorized

Dagaal khasaaro geystay oo maanta ka dhacay deegaanka Tukaraq

Tuka-raq-KNN-Xiisad colaadeed ayaa ka taagan deegaanka Tuka-raq ee gobolka Sool, halkaasi oo maanta ay ku dagaalameyn ciidamo kala taabacsan Soomaaliland iyo Puntland oo

Read More
Uncategorized

Dowlada Soomaaliya oo hal danjire u magacaawday laba dal oo Afrika ah

Muqdisho-KNN-Dowlada Soomaaliya  ayaa laba dal oo ku yaala qaaradaan Afrika u magacaawday hal Danjire oo ah Ambassador Jamaal Maxamed Barrow oo horay u

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Madaxda maamul goboleedyada oo eedeen u soo jeediyay dowlada dhexe

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaasha maamul goboleedyada dalka ayaa maanta magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee maamulka Koofur Galbeed waxaa ugu furmay shir ay ugu hadlayaan

Read More
Uncategorized

Dowlada Shiinaha oo lacag ugu deeqday dadka ay saameeyeen fatahaadaha Wabiyada dalka

Muqdisho-KNN-Dowlada Shiinaha ayaa dowlada Soomaaliya waxay ku wareejisay lacag dhan 1.5 Milyan oo dollar. Safiirka dowlada Shiinaha u fadhiya Soomaaliya ayaa Wasiirka arimaha

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{14-05-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(14-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (14-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-shaafici Yusuf

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (14-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Siciid Warsame Sabriye{Qarafaan};- Farsamadii:-Iqra Axmed

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (14-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cabdi wahaab Xuseen Muxudiin:- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf

Read More