Guure
Uncategorized

Guddoomiye Maxamed Mursal oo daah furay shirka looga hadlaya Dastuurka qabyada ah ee Soomaaliya

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha shacabka ahna ku simaha Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta daah furay shirka looga arin sanayay arimaha Dastuurka qabyada

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(13-05-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (13-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-shaafici Yusuf

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Khilaafka u dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Gobaleedyada.

Muqdisho-KNN-Geelle Maxamed Aadan oo ah Wasiir ka tirsan maamulka Jubbaland, sidoo kale ka tirsan Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaasi ayaa faah faahin ka bixiyay Khilaafka

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (13-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare];- Farsamadii:-Iqra

Read More
Uncategorized

Qaar ka mid ah madaxda maamul goboleedyada oo maanta ku wajahan Baydhabo

Baydhabo-KNN-Wufuud kala duwan oo ay hogaaminayaan Madaxda maamul goboleedyada ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay gaaraan magaalada Baydhabo ee xarunta KMG

Read More
Uncategorized

Qoysaskii ugu dambeeyay ee ku harsanaa Xaafadaha Beladweyne oo ka baxaya magaaladaasi

Muqdisho-KNN-Waxaa sii kordhaya dhibaatada ka dhalatay fatahaadaii Wabiga Shabeele ee mara magaalada Beladweyne ee gobolka Hiiraan kadib markii shalay iyo maanta magaalada ay

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (13-05-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Cabdi wahaab :- Farsamadii:-Shaafici Yuusuf Daahir- Halkaan

Read More
Uncategorized

Ambassador Michel Keating oo maanta ku wajahan magaalada Hargeysa ee Soomaaliland.

Muqdisho-KNN-Ambassador Michel Keating Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu maanta Gaaro magaalada Hargeysa ee Xarunta

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaanka Moqokori.

Moqokori-KNN-Ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa saakay la wareegay deegaanka Moqokori ee Gobalka Hiiraan oo ay sanadihii dambe ka talinayeen dagaalamayaasha Al-shabaab ee gobalka Hiiraan.

Read More