Guure
Uncategorized

Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo dib loo dhigay.

Jowhar-KNN-Wararka ay Magaalada Jowhar ka heshay Idaacadda kulmiye ayaa sheegaya in Shalay Wafdi ka socda Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo Urur Gobaleedka IGAD ay

Read More
Uncategorized

Dil iyo Dhaawac oo xalay ka dhacay meelo ka mid ah Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Kooxo hubeysan ayaa xalay weeraro kala duwa ka geysatay degmooyinka Boondheere iyo Hodan ee Gobalka Banaadir waxaana weeraradaasi ay ahaayeen toogasho toos ah.

Read More
Uncategorized

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Faarax Juxa oo la kulmay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Cabdi Faarax Saciid “Juxa” Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta kulan Gaar ah kula qaatay howgiisa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya

Read More
Uncategorized

Tirada dadkii ku dhintay dhul-gariirkii Mexico oo korortay

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha waddanka Mexico, Enrique Pena Nieto, ayaa ku dhawaaqay maalin baroordiiq qaran ah kaddib markii dhul gariir xooggan oo dalkaasi Khamiistii ku dhuftay

Read More
Uncategorized

Dowladda Sucuudiga oo joojisay Wadahadallo ay la yeelan lahayd Qadar.

Muqdisho-KNN-Sucuudi Carabiya ayaa sheegtay in ay joojisay Qorshe la doonayay in ay wada hadal la yeelato Dowladda Qadar oo ay kala dhexeeyso xiisad

Read More
Uncategorized

Maxkamad ku taalla Dalka Hindiya oo Xukun ku riday 60 Dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ku eedeesnaa Buracad Badeednimo.

Muqdisho-KNN-Fadhi Maxkamadeed oo ka dhacay Magaaladda Mumbai jimcihii ayaa waxaa lagu xukumay 60 Dhaliyaro Soomaaliyeed ah Todobo sano oo xarig ah mid kasta,

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Xildhibaano Eedeen u soo jeediyay Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Kheyrre.

Muqdisho-KNN- Xildhibaan Canab Xasan Cilmi iyo Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa Eedeen kulul u soo jeediyay xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaanada

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta Booqday Ciidan Cusub oo lagu tababaarayo Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ay la socdaan Saraakiil Ciidan ayaa maanta kormeeray Xero Agoon oo ah xero ay Dowladda Imaaraadka ku

Read More
Uncategorized

Gudiga doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle oo sheegay in doorashada waqtigeeda ku qabsoomi doonto.

Jowhar-KNN-Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sheegay in aysan dib u dhici doonin Doorashada Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Hirshabelle oo ay dhici doonto Waqtigii horay

Read More
Uncategorized

Kulankii Golaha Shacabka oo maanta Kooram la’aan u baaqday.

Muqdisho-KNN-Kulankii la filyay in maanta magaalada Muqdisho ay ku yeeshaan Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa u baaqday Kooram la’aan sida uu soo sheegayo

Read More