Marwaan
News in English

Swedish soldiers to fend off pirates near Somalia.

Thirty-four Swedish soldiers are heading to east Africa as part of international efforts to prevent attacks from Somali pirates. The soldiers, from Gothenburg,

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Kulanka KNN{3:00PM}{17-08-2017}

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Kulanka KNN ee Maalin kasta ka baxa KNN marka laga reebo Jimcaha,waxaana halkaan

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Cosoble:- “Kheyrow Adiga Ma Dhisin Hirshabelle Mana Bur Burin Kartid, Adaa Siyaasada Si Fudud Ku Soo Galay Si Fududna Uga Baxaya”

Jowhar-KNN-Madaxweyne Cali C/llaahi Cosoble oo ay dhawaan sheegeen Xildhibaanada Maamulka Hirshabeelle in ay xilka ka qaadeen ayaa maanta soo saaray amaro kala duwan

Read More
Uncategorized

A/Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo la kulmay Sarkaalka Arrimaha Siyaasadda ee Safaaradda USA.

Muqdisho-KNN-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeyr ayaa maanta la kulmay Elizabeth Shackelford oo ah Sarkaalka

Read More
Uncategorized

Dowladda” Ciidamada amaanka waxay jilib ku dileen 7 ka mid ah Al-Shabaab”

Muqdisho-KNN-War qoraal oo maanta ka soo baxay Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in gobalka Jubada dhexe lagu dilay dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab. Wasiirka

Read More
Uncategorized

Ciiddamo u dhashay Sweden oo ku soo biirayo Hawlgalka La-dagaalanka Burcad-baddeeda

Muqdisho-KNN-34 Askar Swedish ayaa ku soo wajahan Badda Somalia, si ay ugu biiraan Hawlgalka Caalamiga ee looga hortagayo Weeraradda Burcad-baddeeda Soomaalida ka geystaan

Read More
Uncategorized

Golaha Wasiirada oo amar ku bixiyay in laga guuro dhismayaasha u dhow dhabaha diyaaradaha ku soo degaan ee Garoonka Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha

Read More
Uncategorized

Xildhibaanada K/Galbeed oo codka Kalsoonida siiyay Golaha Wasiirada Maamulkaasi.

Baydhabo-KNN-Wasiiradii dhawaan uu isku shaandheeyay Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta la horgeeyay Baarlamaanka Maamulkaasi oo ku shirsanaa

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{17-08-2017}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.com,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo

Read More
Barnaamijyo Faalooyin

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(17-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si

Read More