Radio Kulmiye
Somali News

Dowladda Ruushka oo sheegtay in dalkeeda laga helay cudur cusub

Ruushka ayaa markii ugu horreysay diiwaangeliyay kiisas ku saabsan hergebka shimbiraha nooc cusub oo la yiraahdo H5N8 kaas oo la sheegay in u

Read More
Somali News

Toogasho dad ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Washington-KNN- Inta la xaqiijiyay 3 ruux ayaa geeriyootay kadib markii nin hubeysnaa uu gudaha u galay suuq ay dad badan ka dukaamaysanayeen oo

Read More
Somali News

WARKA DUHUR (21-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Website-ka Idaacada Waxaan halkaan ugu soo gudbineynaa Warka maanta ee ka baxay Radio Kulmiye.Warka maanta waxaa aqriyay:–Burhaan

Read More
Somali News

Jubbaland iyo Puntland oo ka maqan shir ka furmay Muqdisho

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa haatan waxaa uu kulan uga socdaa madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Ra”iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo madaxweynayaasha

Read More
Somali News

Fannaanadii Faadumo Cali Nakruuma oo Muqdisho ku geeriyootay

Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fanaanadii caanka aheyd  Faadumo Cali Nakruuma oo ka mid ahayd Fanaaniintii Qaranka Soomaaliyeed. Fannaanada

Read More
Barnaamijyo Sports

Barnaamijka Ciyaaraha (21-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaa idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur :- Farsamadii:-Faarax C/llaahi

Read More
Somali News

Faahfaahin khasaaraha ka dhashay qarax miino oo ka dhacay Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya degmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay qarax lala eegtay guddoomiye Waaxeed ka tirsan

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Ogaal (21-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaa halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaan halkana idin ka soo jeedin doono Cabduwahaab Aadan Cabdiraxmaan :- Farsamadii:-Deeqo

Read More
Somali News

Dowladda Soomaaliya oo si adag ugu jawaabtay hadalkii ka soo yeeray dowladda Imaaraadka

Muqdisho-KNN-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe goor dhow shir jaa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga fal-celiyey sida ay dowladda Imaaraadka

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (21-02-2021)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cabdisataar Xaaji Cali:- Farsamadii:-Deeqo Cali Maxamad {Daraja}:-

Read More