Radio Kulmiye
Somali News

Mucaaradka oo warqad cabasho ah u diray Golaha amaanka ee Q.M

War qoraal ah oo ka soo baxay Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah ayaa waxaa loogu baaqay Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay, kaasi oo ku

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (21-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (21-02-2021)

Muqdisho-KNN-Dhageystayaasheena ku xiran Website-ka Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa barnaamijka – Galab Wanagsan oo maalin kasta ka baxa KNN, waxaana halkaan ka soo jeediya:- 

Read More
Somali News

MW Farmaajo oo guddoomiyay kulan horudhac u ah shirka Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey Kulan hordhac u ah Shirka Wadatashiga Qaran ee ku saabsan dhaqan-gelinta talo-soojeedintii Guddiga Farsamada

Read More
Somali News

Maxkamadda Ciidamada la horgeeyay rag ku eedeysan qaraxyo iyo tuurista Hoobiyeyaal

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta u fadhiisatay kiiska saddex eedeysane oo lagu eedeynayo in ay ka tirsan yihiin Al-Shabaab, taasi oo maanta

Read More
Somali News Uncategorized

Jubbaland oo shan shardi ku xirtay ka qeyb galka shirka Muqdisho

Dowlad Gobolleedka Jubbaland ayaa sharuudo ku xirtay ka qeybgalka shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo ee ka socd Muqdisha, kaasi oo ay ka

Read More
Somali News

Dowladda Kenya oo qareeno cusub u qaadatay dacwada kala dhaxeysa Soomaaliya

Xaakim hore ee maxkamad caalami ah iyo bare sharci ka dhiga dalka Ingiriiska ayaa qeyb ka ah koox sideed ah loo kireystay si

Read More
Somali News

Puntland oo sheegtay in ay maxkamadeyn doonto dad loo qabtay ka ganacsiga Khamriga

Shirka amniga ee gobolka Bari oo ka dhacay magaalada Boosaaso ayaa waxaa looga hadlay xoojinta amniga ka hortagista Maandooriyaha iyo dhalinyarada dhaca xatooyada

Read More
Somali News

Dowladda Ruushka oo sheegtay in dalkeeda laga helay cudur cusub

Ruushka ayaa markii ugu horreysay diiwaangeliyay kiisas ku saabsan hergebka shimbiraha nooc cusub oo la yiraahdo H5N8 kaas oo la sheegay in u

Read More
Somali News

Toogasho dad ay ku dhinteen oo ka dhacday Mareykanka

Washington-KNN- Inta la xaqiijiyay 3 ruux ayaa geeriyootay kadib markii nin hubeysnaa uu gudaha u galay suuq ay dad badan ka dukaamaysanayeen oo

Read More