Radio Kulmiye
Somali News

Dowladda Soomaaliya iyo Mucaaradka oo heshiis gaarey

Shir saacado badan qaatay Hotel Decale ku dhexmaray Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo midowga musbarixiinta ayaa heshiis lagu gaarey. Xukumadda Soomaaliya

Read More
Somali News

Soomaaliya: 138 ruux oo maanta laga helay Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 138 xaalado cusub oo COVID-19 ah

Read More
Somali News

Biden oo laalay xayiraadii saarneyd soo-galootiga Mareykanka

Madaxweynaha Joe Biden ayaa laalay wareegto uu hore u soo saaray madaxweynihii isaga ka horeeyay, taas oo hor istaagtay in badan oo ka

Read More
Somali News

WARKA HABEEN 8:00PM (25-02-2021)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.net waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:- Cabdiqani Cabdulaahi Ibraahim Iyo

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Kulanka KNN (25-02-2021)

Muqdisho:-KNN:–Dhageysteyaasheena ku xiran Bogeenna Radiokulmiye.com waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Kulanka KNN oo ah Barnaamij Xiiso leh oo aad dhageysataan galab walba,marka laga

Read More
Barnaamijyo

Barnaamijka Galab Wanagsan (25-02-2021)

Muqdisho:-KNN:-Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan halkaan idin kugu soo gudbin doonaa barnaamijka:-Galab Wanag san ee Maalin kasta ka baxa KNN waxaana halkaan ka soo jeediya:- Zakariye

Read More
Somali News

R/wasaare Rooble iyo mucaaradka oo goordhow shir ugu furmay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray hoteelka Decale, halkaas oo ka socda shir u dhaxeeyo isaga iyo xubnaha midowga musharaxiinta mucaaradka

Read More
Somali News

Axmed Madoobe oo kulan la qaatay Hay”adaha garsoorka Jubbaland

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan la qaatay Hay’adaha garsoorka Jubaland. Kulankan oo ka dhacay qasriga Madaxtooyada ayuu Madaxweynahu

Read More
Somali News

Mucaaradka iyo Beesha Caalamka oo kulan ka leh muranka ka taagan doorashada.

Wakiilada Beesha Caalamka oo sadexdii maalmood ee la soo dhaafay kulamo la qaatay Madaxweynayaasha maamulada Puntland, Jubbaland iyo RW Rooble oo uu shalay

Read More
Somali News

R/Wasaare Rooble oo laga dalbaday inuu door hoggaamin ah ku yeesho doorashada Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga dalbaday in uu yeesho doorka hogaaminta doorashada Soomaaliya maadaama uu dhamaaday muddo xileedka Madaxweynaha Soomaaliya

Read More