Faalooyin
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Shirka Gudoomiyaasha Baarlamaanada Afrika oo ka socda Dalka Koonfur Afrika.

Johannesburg-KNN-Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ka qeyb galaya shirka Gudoomiyaasha Baarlamaanada Afrika ee ka socda dalka Koonfur Afrika waxaana.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Xamar.

Muqdisho-KNN-Qof la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidan Cusub oo lagu tababarayo Xabsiga Dhexe ee Soomaaliya ayaa Duhurkii maanta isku qarxiyay Xabsiga dhexe.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(11-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Natiijada Rasmiga ah ee doorashada dalka Kenya oo maanta lagu dhawaaqayo.

Nairobi-KNN-Sida ay qorayaan warbaahinta Dalka kenya waxaa la filayaa in maanta si rasmi ah loogu dhawaaqo Natiijada lagu muransan yahay ee doorashadii dalkaasi..

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Madaxweyne Farmaajo oo Shacabka ka dalbaday in laga qeyb qaato Taakuleynta Ciidanka.

Muqdisho-KNN-Maxamed C/llaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Shacabka Soomaaliyeed ka dalbaday iney ka qeyb qaataan taakuleynta iyo niyad dhiska Ciidamada Dowladda Soomaaliya kuwaas oo wajahaya daruufo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

Dowladda Soomaaliya”Waxaan dilnay Hoggaamiye Sare oo ka tirsan Shabaab”

Muqdisho-KNN-War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Howlgal Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Caalami ah ay ka fuliyeen Duleedka.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Keydka Sawiradda News in English Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (11-08-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More