Somali News
Somali News

M/weynaha Soomaaliya oo maanta u safraya Kenya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan  maanta Magaalada Nairobia ee dalka kenya, halkaas oo uu kulamo kula.

Read More
Somali News

Soomaaliya & Jarmalka oo kulan ka yeeshay Abaaraha

Ergeyga madaxweynaha JFS u qaabilsan gurmad abaaraha iyo arrimaha bini,aadannimada ayaa la kulmay xoghayaha koowaad ahna madaxa howlaha bini,aadannimada ee Danjirtada Jarmalka. Ergeyg.

Read More
Somali News

Xasan Shiikh oo qaabilay waalidiinta Askarta ku maqan Eritrea

Madaxweynaha  Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay qaar ka mid ah waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka u jooga dalka.

Read More
Somali News

Jubbaland iyo Mareykanka oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-shabaab

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam ayaa Magaalada Kismaayo kula kulmay wafdi uu hogaaminayay Safiirka dawladda Maraykanka ee Soomaaliya Larry Andre oo ay.

Read More
Somali News

Dibad-baxayaal carreysan oo xoog u galay Xafiiska R/wasaaraha Sri lanka

Kumanaan dibad-baxayaal ah oo ka soo horjeeda dowladda Sri Lanka ayaa gudaha u galay xafiiska ra’iisul wasaaraha Sri Lanka Ranil Wickremesinghe, saacado kadib.

Read More
Somali News

Wada Hadallada Xukuumadda Iyo Mucaaridka Somaliland Oo Si Rasmi Ah Maanta Loo Gudo-Galay.

Waxaa maanta si rasmi ah qasriga madaxtooyada Somaliland uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda iyo saddexda xisbi Qaran ee.

Read More
Somali News

Dad fara badan oo lagu laayey dalka Koonfur Sudan

Dowladda Koonfurta Sudan, ayaa sheegtay in ka badan 230 qof in lagu dilay labaddii toddobaad ee lasoo dhaafay isku dhacyo qawmiyadeed, oo ka.

Read More
Somali News

Xog laga helayo safar qarsoodi ah oo uu Farmaajo ku tagay Israa’iil

Wargayska “Times of Israel” ayaa daabacay warbixin uu ka qoray xogta ku saabsan kulan qarsoodi ah oo uu sheegay in uu dhex maray.

Read More
Somali News

Madaxweynihii Sri Lanka oo dalkiisa ka cararay

Madaxweynaha Sri Lanka Gotabaya Rajapaksa ayaa diyaarad militari uga baxsaday dalkiisa, iyadoo ay socdaan bannaan baxyo waaweyn oo looga cabanayo xasaradda dhaqaale ee.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay waxkaqabashada abaaraha kajiraha Dalka.

Ergeyga DFS u qaabilsan gurmadka abaaraha iyo arrimaha bini’aadminimoda Cabdiraxman Cabdishakur warsame yaa kulan la qaatay Danjiraha HIndia u fadhiya dalalka soomaaliya iyo.

Read More