Somali News
Somali News

lubnaan oo dalalka carabta ugu baaqday in ay taageero u fidiyaan dadkooda

Ra’iisul wasaaraha dalka Lubnaan Najib Mikati ayaa ugu baaqay dalalka Carabta in ay taageero u fidiyaan dalkiisa oo ay ka jirto dhaqaale xumo.

Read More
Somali News

Maxay kawada hadleen Madaxweynaha Jubbaland iyo Saraakiisha Ciidamada maamulkaas.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan safar shaqo ku jooga degmada Dhoobleey ayaa maanta la kulmay saraakiisha ciidanka Amniga..

Read More
Somali News

Bankiga dhaxe oo markii ugu horeysay warqadda ogolaanshiyaha siiyay laba banki oo ajnabi.

Guddiga sare ee maamula Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa xalay ansixiyey in la ogolaado in labo Banki ajnabi ah laga furo gudaha Soomaaliya,.

Read More
Somali News

Khilaaf ka dhashay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay Gudoomiyaha Howl-Wadaag.

Khilaaf xoogaan ayaa ka dhashay xil ka qaadis la sheegay in lagu sameeyay Gudoomiyaha Degmada Howl-Wadaag mustaf Cali Kheyre. Warqad aan la shaacin.

Read More
Somali News

Qarax xooggan oo ka dhacay magaalo ku taalla Ruushka

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhimatay qarax ka dhacay magaalada Ruushka ku taalla ee Belgorod, taas oo dhacda xadka Ukraine, sida uu.

Read More
Somali News

mareykanka oo kahadlay aragtidiisa ku aaddan aqoonsiga somaliland

Mareykanka  ayaa sheegay in siyaasaddiisa Somalia ay tahay 1 mid oo qura taasi oo ah iney aqoonsanyihiin Somalia madaxbanaanideeda dhuleed   iyo sohdimihii lasameeyay .

Read More
Somali News

Geel cunay geed sun ah oo ku le’day duleedka magaalada Jigjiga

Geel badan ayaa ku sumoobay geed uu daaqay oo ka baxa duleedka magaalada Jigjiga ee xarunta Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya. In ka badan.

Read More
Somali News

Wasiirki Maaliyada dalka Argentin oo shaqadii iskaga tagay.

Wasiirkii maaliyadda ee waddanka Argentina, Martin Guzman, ayaa shaqadda ka tagay, iyadoo dhibaatadda dhaqaale ee dalkaasi ay sii kordhayso. Mr Guzmán ayaa xilka.

Read More
Somali News

Nigeria oo sheegtay in lasoo badbaadiyay gabdho afduub loogu haystay kaniisad kutaala dalkaasi.

Booliska Nigeria ayaa shaaca ka dhigay in ay soo badbaadiyeen 77 qof oo ay ku jiraan caruur kuwaasoo ku xayirnaa kaniisad ku taal.

Read More
Somali News

Hay’ada lacagta adduunka oo Tunisia ka caawineysa hormarinta dhaqaalaha.

Tunisia ayaa wadahadal la yeelan doonta hay’adda lacagta adduunka ee IMF isniinta si ay ugu heshiiyaan barnaamijka gargaarka dhaqaalaha, sida uu sheegay ra’iisul.

Read More