Somali News
Somali News

Ammaanka Baydhabo oo la adkeeyay, xili uu ku wajahan yahay MW Xasan Shiikh

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay sidoo kalena xarunta Kumeel gaarka ee Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed waxaa si weyn ugu socoto diyaar garow ku.

Read More
Somali News

Mas’uuliyiin kormeeray garoonka diyaaraha ee Boosaaso oo ay ka socoto howlo shaqo

Guddiga Amniga iyo Nabadgelyadda iyo Guddiga Maaliyada oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Guddiga amniga iyo nabadgalyada golaha wakiillada iyo.

Read More
Somali News

Ciidamo Booliis & Nabad sugid ah oo howlgallo ka sameeyay Dhuusamareeb

Waxaa Xalay qeybo badan oo ka mid ah xaafadaha Magaalada Dhuusamareeb laga sameeyay howlgallo lagu sugayay amniga caasimada Caasimadda, iyadoo howlgalkaas uu saameyn.

Read More
Somali News

Somaliland oo Puntland ugu digtay in ay joojiso dhaqdhaqaaqa ay ka wado Buuhoodle

Xukuumadda Somaliland ayaa ku hanjabtay inay tallaabo ka qaadi doonto dhigeedi Puntland, xili ay dhaq dhaqaaq ciidan ay ka wado Magaalada Buuhoodle ee.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta kusii jeeda Baydhabo

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta oo Talaado ah ku wajahan Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah ee Dowlad Goboleedka Koofur galbeed..

Read More
Somali News

Weerar lagu dilay 100 qof oo ka dhacay dalka Chad 

Wararka ka Imanaya dalka Chad ayaa sheegaya in in kabadan 100 qof ay ku dhinteen isku dhacyo dhex maray kooxaha dahabka ka qota.

Read More
Somali News

Ergeyga Abaaraha “Waxaa jira caqabado badan oo soo foodsaaray hay’adaha gargaarka”

Waxaa magaalada Muqdisho warbaahinta kula hadlay Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah ergeyga gaarka ah ee madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu u.

Read More
Somali News

TPLF oo sheegtay in dagaal hor leh ay la gashay Eritrea 

Xoogagga ku sugan gobolka uu dagaalku halakeeyay ee Tigray ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in dagaal hor leh ay la galeen dalka deriska.

Read More
Somali News

Mahad Salaad oo magacaabay Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir

Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugida Qaranka, Mahad Maxamed Salaad ayaa caawa magacaabay Taliyaha Hay’adda ee Gobolka Banaadir. Wareegto ka soo baxday Xafiiska Agaasimaha NISA.

Read More
Somali News

Xil. CC-Warsame oo la kulmay RW ku xigeenka XF

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Gurmadka Abaaraha, Md. Cabbdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa kulan la qaatay Guddiga Gurmadka Abaaraha ee.

Read More