Somali News
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay danjiraha dalka Sacuudiga

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta kulan la qaatay danjiraha dalka Sacuudi Arabiya Amb. Ahmed Bin.

Read More
Somali News

Shiikh Cali Warsame Xasan oo maanta Burco lagu aasay 

Alle ha u naxariistee waxa maanta magaalada Burco lagu aasay Sheekh Cali Warsame Xasan, oo ka mid ahaa Culimada ugu caansan Soomaalida. Aaska.

Read More
Somali News

Naadiga Chelsea oo si rasmi ah loola wareegay

Shirkad Clearlake Capital oo uu hogaamiyo Todd Boehly oo ah nin maal qabeen ah ayaa ugu dambeyntii si rasmi ah u soo gabagabeeyay.

Read More
Somali News

RW Rooble oo xariga ka jaray xarun dugsi

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka SRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  ayaa maanta xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka Booliska.

Read More
Somali News

Ciidamo Ruush ah oo ay Ukraine Maxkamadeysay 

Maxkamad ku taal Ukraine ayaa Labo askari oo Ruush ah ku xukuntay 11 sano iyo bar, kadib markii lagu helay in ay geysteen.

Read More
Somali News

Wafdi uu hoggaaminayo MW Xasan Shiikh oo gaaray Baydhabo

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo ee xarunta Kumeel gaarka ah ee DG Koofur galbeed, iyadoo.

Read More
Somali News

Ergeyga gaarka ah ee Abaaraha oo ka hadlay gargaar dalka la keenay

Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Bani-aadannimada iyo Gurmadka Abaaraha, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, ayaa bogaadiyay, gargaarka ay dawladda Qatar keentay.

Read More
Somali News

Kanada oo soo soortay sharci ay shacabkeeda ku kala qeybsameen

Dowladda Kanada ayaa shalay soo saartay sharci ay ku dhaqangelinayso “joojin heer qaran ah” oo ku saabsan iibinta iyo gadashada qoryaha gacmeed taas.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Puntland oo gaaray Garoowe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, waxaa uu maanta muddo kadib ka degay garoonka diyaaradaha ee Magaalada Garoowe, isagoo safar ugu maqnaa.

Read More
Somali News

Puntland & dowladda Norway oo ka shiray abaarta iyo cunto yarida

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad ayaa maantay xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday Safaaradda Dalka Norway ay.

Read More