Somali News
Somali News

Diyaarad laga helay qaar ka mid ah meydadka rakaabkii la socday

Kooxaha gurmadka dalka Nepal ayaa soo helay meydadka 14 ruux oo la socday diyaarad shalay ku dhacday bariga dalkaas. Afhayeen u hadlay kooxaha.

Read More
Somali News

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Afgooye & mas’uul lala eegtay

Qarax miino oo maanta ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac, xili lala eegtay Xuseen.

Read More
Somali News

UK oo soo saartay warbixin sirdoon oo la xiriirta ciidanka Ruushka

Wasaaradda Difaaca UK ayaa maanta daabacday warbixintii ugu dambeysay ee sirdoon oo ay ku qiimeyneyso xaaladda ciidamada Ruushka. Warbixinta ayaa waxaa sidoo kale.

Read More
Somali News

DDS oo ka hadashay eedeyn loo jeediyay

Xukuumadda Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa beenisay dhaliil uga timid qeyb kamid ah mucaaradka oo sheegay in musuq maasuq xooggan uu sabab u yahay.

Read More
Somali News

Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka shiray wax ka qabashada abaaraha

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha  Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Imaaraadka Carabta ee.

Read More
Somali News

FEIT oo beenisay in ay fasixi rabtay kursiga Fahad Yaasiin ee Hop-86

Gudoomiyihii guddiga doorashada ee heer Federaal, Muuse Geelle Yuusuf, ayaa beeniyay warar sheegaya inay doonayaan inay fasaxaan kursiga muranka uu ka taagan yahay.

Read More
Somali News

Ciidamada DF iyo Al-shabaab oo ku dagaalamay G/Sh/Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxayo weerar culus oo gelinkii dambe ee xalay lagu qaaday fariisimo ay ciidamadda dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye.

Read More
Somali News

Biden oo booqday Gobol lagu dilay ardey

Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden iyo xaaskiisa Jill ayaa Axadii ah booqday magaalada Uvalde ee gobolka Texas si ay beer nugeyl ugu muujiyaan xigtadii.

Read More
Somali News

Deni oo la filayo inuu dib ugu laabto Puntland

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in saacadaha soo aadan uu tago Magaalada Garoowe, xili uu khilaaf adag uu kala dhexeeyo.

Read More
Somali News

Zelenesky oo booqday jiidda hore ee dagaalka

Madaxweynaha Ukraine Volodmyr Zelenesky ayaa booqashadi ugu horreysay ku tagay jiidda hore ee dagaalka. Zelenesky oo magaalada Kharkiv maanta booqday wuxuu soo muuqday.

Read More