Somali News
Somali News

In ka badan 3,300 boqol oo arday oo imtixaan ugu fadhiisatay Galmudug

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Dowlad goboleedka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u daahfurtay imtixaanaadka fasalka 8-aad ee 2021-2022. waxaa.

Read More
Somali News

Liverpool iyo Real Madrid oo isku arkaya finaalka koobka Champions League

Maanta oo sabti ah waxaa la filayaa in Magaalada Paris ee caasimadda dalka Faransiiska lagu qabto ciyaarta kamadambeysta ee koobka Champions League oo ay.

Read More
Somali News

Muuse Biixi oo ka hadlay geeridda ku timid Sheekh Cali Warsame

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal tacsi ah u dirayaa, culimada, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu.

Read More
Somali News

Puntland oo maanta deegaanadeeda ka bilowday qaadista Imtixaanka fasalka 12-aad & 8-aad 

Waxaa maanta si rasmi deegaanada Puntland ka bilowday qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 8-aad iyo 12-aad, xili ay u fadhiisteen Arday badan oo.

Read More
Somali News

MW Xasan Sheekh oo wado la tashigii ugu dambeeyay ee lagu magacaabayo R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu wadaa  la  tashadii ugu dambeeyay ee lagu magacaabaya R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya. Xasan Sheekh ayaa.

Read More
Somali News

Shiikh Cali Warsame oo ku geeriyooday dalka Urdun

Allah ha unaxariistee Shiikh Cali Warsame Xasan oo kamid ahaa culimadda Soomaaliyeed kuwooda ugu caansan ayaa ku geeriyooday dalka Urdun, sida ay xaqiijiyeen.

Read More
Somali News

Iran oo la wareegtay maraakiib laga leeyahay Giriiga

Ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka Iran oo adeegsanaya diyaaradaha sida qumaatiga ah u kaca ayaa gacanta ku dhigay laba markab oo laga leeyahay.

Read More
Somali News

Koox hubaysan oo Nabadoon ku dishay Beledweeyne

Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaas koox hubeysan ay ku dishaay Nabadoon Cali dheere oo kamid.

Read More
Somali News

Masar oo Xabsiga ka sii daysay gabar Soomaali ah oo iska difaacday nin isku dayay in uu kufsado

Shariif Abul Fadl, Xeer ilaalinta guud ee dalka Masar ayaa amar ku bixisay in la sii daayo gabar Soomaali ah uu ku socday.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh “Shaqo la’aan baahsan ayaa ka jirta dalka, tillaabooyin ayaana qaadeyna”

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay qaar ka mid ah dhallinyarada Soomaaliyeed ayaa shaaciyey qorshihiisa horumarinta dhallinyarada, kaasoo xoogga.

Read More