Somali News
Somali News

Maxay ka wada hadleen Wasiir Beyle & Danjiraha UK ee Soomaaliya? 

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta kala ah Kate Foster safiirka dowladda UK u qaabilsan Soomaaliya iyo.

Read More
Somali News

Wararkii ugu dambeeyay xiisad dagaal oo ka taagan G.Siti

Xaalad aan daganeyn ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto galbeedka gobolka Siti halkaas oo shalay ay ku dagaalameen labo maleeshiyo oo.

Read More
Somali News

Shir u dhaxeeyo dalalka Midowga Afrika oo ka furmaya Equatorial Guinea

Magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea waxaa lagu wadaa in uu ka furmo shir madaxeedka aan caadiga ahayn ee Midowga Afrika kaas oo.

Read More
Somali News

Guddoomiyihii hore ee Bulshada Rayidka oo Muqdisho ku xanuunsanaya

Xog ay heshay idaacadda Kulmiye ayaa sheegeysa in Guddoomiyihii hore ee Ururada Bulshada Rayidka Cabdulaahi Maxamed Shirwac uu ku xanuunsanayo magaalada Muqdisho. Inkastoo.

Read More
Somali News

UK oo war ka soo saartay go,aankeeda la xiriira kooxda Chelsea

Dowlada UK ayaa fasaxday in maalqabeenka Ruushka u dhashay ee Roman Abramovich uu iibiyo kooxda kubadda cagta Chelsea ee uu horay u sheegay.

Read More
Somali News

Faah-faahino dheeraad ah oo kasoo baxayo dilal ka dhacay Muqdisho

Xaafadda Ceel Aw-muudde ee degmada Boondheere ee gobolka banaadir waxaa Xalay goor dambe lagu dilay laba wiil oo dhalinyaro ahaa sidoo kalana ahaa saaxiibo.

Read More
Somali News

Nin hubeysan oo toogasho ku dilay 19 carruur ah 

Nin hubaysan ayaa dilay ugu yaraan 19 carruur ah iyo laba qof oo waaweyn kadib markii uu xoog ku galay dugsi hoose oo.

Read More
Somali News

Qoor qoor oo booqday xarumaha taliska ciidamada qalabka sida.

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ayaa kormeer ku tagay talisyada ciimadada kala duwan ee qalabka sida. Kormeerka madaxweynaha ayaa waxaa ku.

Read More
Somali News

Madaxwaynaha Xasan Sheekh oo xil u magacaabay C/raxmaan C/shakuur Warsame

Muqdisho-KNN-Madaxwaynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur hogaamiyaha xisbiga Wadajir u magacaabay ergayga gaarka ah ee arrimaha abaaraha iyo Bini aadannimada.

Read More
Somali News

Guddiga Doorashada Kenya oo siyaasiyiin badan ka hor istaagay in tartamaan.

Guddiga doorashada Kenya ayaa shaaciyay in aysan u ogolaan doonin siyaasiyinta iyagoo xilka haya xilka laga tuuray sababo la xiriira Musuq-maasuq ama dacwad.

Read More