Somali News
Somali News

Soomaaliya oo IMF iyo Bangiga Adduunka kala hadashay billaabida dhaqaalihii laga joojiyay

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kulan la yeeshay Mas’uuliyiin ka kala socday Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF iyo Bangiga Adduunka..

Read More
Somali News

Shir u furmay Madaxda Afrika oo looga hadlayo Xaaladda dalal ay ka mid tahay Soomaaliya

Shir aan caadi aheyn ayaa magaalada Malabo ee dalka Equatorial Guinea uga furmay Madax ka socota dalalka Afrika, kaasi oo looga hadlay arrimo.

Read More
Somali News

Madaxweynaha Senegal oo eryay Wasiirkii Caafimaafka, ka dib dab ka kacay Isbitaal

Madaxweynaha Senegal Macky Sall ayaa xilka ka qaaday wasiirkii caafimaadka Abdoulaye Diouf-Sar, kaddib markii 11 carruur ah ay ku dhinteen musiibo ka dhalatay.

Read More
Somali News

Ciidamada Danab oo howlgallo fuliyay iyo Talye Odowaa oo ka hadlay

Talyaha Ciidamada Xoogga Gen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgal ay Ciidamada Kumaandooska Danab ka sameeyeen deegaanka Warciise ee Gobolka.

Read More
Somali News

Ciidamada Dowladda oo la wareegay deegaan ka tirsan Gobolka Sh/dhexe

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Warciise duleedka magaalada Jowhar ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in halkaasi ay goordhow gudaha u galeen Ciidamada.

Read More
Somali News

Golaha Ammaanka oo muddo kordhin u sameeyay Xafiiska QM ee Soomaaliya

Xubnaha Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa meelmariyay qaar qeexaya in uu Soomaaliya ka sii shaqeeyo Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo hadda mas’uul.

Read More
Somali News

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay Koofur Afrika

Koox hubeysan ayaa deegaanka South Gate magaalada Johnsburg ee dalka Koofur Afrika ku dilay Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdicasiis Axmed Siciid,.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh “Doorasho dambe kama dhaceyso Teendhada Afisiyooni..”

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabad lagu boggaadinayay Guddiyadii ka soo shaqeeyay Doorashadii dalka ayaa ka hadlay arrimo badan.

Read More
Somali News

Gambia oo maxkamad hor keeni doonto madaxweynihii hore ee dalkaasi.

Dowladda Gambia ayaa Arbacadii sheegtay inay aqbashay talo uu soo jeediyay guddiga runta iyo dib u heshiisiinta, taas oo aheyd in madaxweynihii hore.

Read More
Somali News

Madaxweyne Xasan Shiikh oo magacaabay la Taliyeyaal Cusub

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu u magacaabay mudaneyaashan hoos ku xusan Lataliyeyaal Madaxweyne; Ibraahim Eidle Sulayman.

Read More