Somali News
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA HABEEN EE RADIO KULMIYE 8:00PM (19=06=2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xiran Webkeena www.Radiokulmiye.com waxaan idin soo gudbineynaa Warkii Caawa ee Radio Kulmiye waxaa wada aqrinayay:-Cabdiwahaab Xuseen  Muxudiin iyo Maxamuud.

Read More
Somali News

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ciidamada AMISOM maanta ay ka hor istaageen Garoonka Diyaaradaha

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdulaahi iyo xubno la socday oo sogootinayay xili maanta uu ka dhoofayay Muqdisho ayaa.

Read More
Somali News

Madaxweyne Farmaajo oo ku wajahan Itoobiya

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wadi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa ku wajahan magaaladda Addis-Ababa ee dalka Itoobiya halkaasi uu.

Read More
Somali News

Shirkii Oslo ee Dalka Norway oo Furmay iyo R/W kheyrre oo Khudbad ka jeedinaya.

Oslo-KNN-Shirka Madasha Oslo ayaa maanta ka Furmay Wadanka Norway gar ahaan Magaalada madashu magaceeda wadato ee Oslo, waxaana ka qayb galaya Masuuliyiin heerkoodu.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare” waa muhiim heshiiska lala galay Itoobiya”

Jowhar-KNN-Maxamed Cabdi waare Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa ka hadlay heshiiska ay galeyn Wadamada Soomaaliya iyo Itoobiya 16kii Bishaan. Madaxweyne Waare ayaa sheegay in.

Read More
Somali News

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Askari kale ku dilay D/Hodan

Muqdisho-KNN-Askari la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa maanta Askari kale ku dilay degmada Hodan ee Gobalka Banaadir..

Read More
Somali News

Al-Shabaab oo laga saaray Tuulooyin muhiim ah oo ka G/Jubada Hoose.

Kismaayo-KNN-Wararka ka imaanaya Tuulooyin ka tirsan Deegaanka Baar-Sanguuni ayaa soo sheegaya in Ciidamada Dowladda ay Al-Shabaab ka saareyn tuulooyin muhiim ah oo ay.

Read More
Somali News

Madaxda Urur Gobaleedka IGAD oo shir deg deg ah ku yeelanaya Itoobiya.

Muqdisho-KNN-Hogaamiyaasha Wadamada Urur gobaleedka IGAD ayaa lagu wadaa in dhawaan ay isugu yimaadaan shir deg deg ah oo ka dhacay Dalka Itoobiya. Shirkaan.

Read More
Barnaamijyo Somali News Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaan (31-05-2018)

Muqdisho–KNN–Barnaamijka Taariikhda Dalka & Tartanka Ramadaanka oo uu taaba galinayo Maamulka Gobalka Banaadir Su,aalahana uu soo diyaariyay Iskuulka Banaadir Zone Toosna looga daawanayay.

Read More
Somali News Uncategorized

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kormeeray Xafiisyo ay ku shaqeyn doonaan guddiyada Baarlamaanka

Muqdisho-KNN-Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kormeer ku sameeyay Xafiisyo cusub oo ay yeelanayaan Guddiyada Baarlamaanka Soomaaliyeed. Xafiisyadaan.

Read More