Somali News
Somali News

Faafaahino dheeraad ah oo ka soo baxaya Qarax Gaarigiisa loogu xiray Arday dhigta Jaamacada Umaadda

Muqdisho-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Gaarigiisa loogu xiray Rooble Cabdulaahi Xasan oo ka mid ahaa Ardayda Jaamacada Umadda ee magaalada.

Read More
Somali News

Danjire Cali Saciid”Dacwadda Badda ee u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya waxa ay markale bilaaban doontaa 2019-ka”

Muqdisho-KNN-Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Cali Saciid Fiqi ayaa faafaahin ka bixiyay xiliga sida rasmi ah ay u bilaabaneyso dacwadda Badda ee.

Read More
Somali News

Madaxweyne Waare”Al-shabaabka soo weerara HirShabeelle waxay ka yimaadaan Galmudug iyo K/Galbeed”

Jowhar-KNN-Madaxweynaha Maamulka HirShabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka hadlay dhaq dhaqaaqa dagaalamayaasha Al-shabaab ee deegaanada Maamulkiisa ayaa sheegay in Ciidamada Dowladda qeybtooda ku.

Read More
Somali News

Qarax Gaari loogu xiray qofkii watay oo ka dhacay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Waxaa goor-dhaw Qarax Gaarigiisa loogu xiray qofkii watay uu ka dhacay degmada Hodan ee gobalka Banaadir waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare.

Read More
Somali News

Maraykanka oo sheegay inuu isaga baxay Golaha Xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay

Muqdisho-KNN-Maraykanka ayaa isaga baxay Golaha xuquuqul insaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo ku tilmaamay “mid aan dhexdhexaad ahayn”. Golahan “munaafaqa ah ee danahiisa.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Somali News Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (20-06-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Somali News

Howlgal Milatari oo looga dhawaaqay Jubbaland.

Kismaayo-KNN-Kulan laba maalmood qaatay ee ka socday magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose ayaa lagu go’aamiyay in dhawaan Howlgal milatari oo ka bilaawdo.

Read More
Somali News

Akhariso:-Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay heshiiska Itoobiya iyo Dhismaha Darbiga Kenya.

Muqdisho-KNN-Isagoo ka soo muuqday Telefishanka Qaranka ee SNTV Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayuu ka hadlay arimo badan oo quseeyo Xaaladda Soomaaliya, sidoo.

Read More
Somali News

Dagaal Beeleed ka dhacay degmada Balanbal.

Balanbal-KNN-Wararka naga soo gaarayo degmada Balanbal ee gobalka Galgaduud ayaa soo sheegayo in xalay dagaal culus uu ka dhacay degmada xaafado ka mid.

Read More
Somali News

DHAGEYSO:-Golaha Aqalka Sare oo sheegay in Ciidamada AMISOM ay ku xadgudbeen Sharciga dalka

Muqdisho-KNN-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Aqalka sare oo maanta Warbaahinta ku hadlay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada AMISOM ay ku xad.

Read More