Uncategorized
Uncategorized

Madaxweynayaashii hore maamulka Puntland oo edeeyn Culus u jeediyay Xildhibaan Sacdiyo Yasiin Xaaji.

War-Saxaafadeed ay si wadajir ah usoo saareen madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland iyo siyaasiyiin kale oo uu ka mid yahay axmad ciise cawad.

Read More
Uncategorized

Booliiska Soomaaliya oo amar dul dhigay Dawalada Bajaajta

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa mamnuucay in Mootada Nuuca bajaajta loo yaqaan aysan socon karin wixii ka dambeeya 12ka ama lix saac habeenimo..

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-07-2022)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Cali Ibraahim Cabdullaah:- Farsamadii:-Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble(Keysi):-.

Read More
Uncategorized

Khasaare ka dhashay qarax miino oo ka dhacay Degaanka Qaayib

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo gaari ay saarnaayeen dad shacab ah oo saaka aroornimadi hore miino kula Qaraxday halka loo yaqaan Xaar-Xaar.

Read More
Barnaamijyo Ogaal Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (29- 06- 2022)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo Gudbineyna Barnamijka Ogaal waxaana halkana idin ka soo Jeedin doono:–:-Cabdicaziiz Siciid Beereed:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Barnaamijka Xog Wareysi {25-06-2022}

Muqdisho:-KNN:–Dhageystayaasha ku xiran Website-ka radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijkii caawa ee Xog Wareysi.Barnaamijka oo dhameystiran waxaa halkaan idin kaga soo.

Read More
Uncategorized

Hogaamiyaha faransiiska oo lagu wado inuu lakulmo siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi.

Madaxweynaha dalka faransiiska imaanawal makroon ayaa lagu wadaa inuu maanta kulamo laqaato siyaasiyiinta mucaaradka dalkaasi kadib markii isbaheysigiisa ay kufashilmeen iney kuguuleeystaan aqlabiyadda.

Read More
Uncategorized

Cumar Filish oo shir guddoomiyay kulan looga hadlaayay u-diyaar garowga Todobaadka Xorriyadda

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho  Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta oo ay Taariikhda ku began tahay (Isniin 20 June.

Read More
Uncategorized

Arday ku dhaawacantay muqdisho.

Inta la xaqiijiyay ilaa 3 (sedex) arday ayaa ku dhaawacantay shaqaaqo saakay ka dhacday schoolka macalin jaamac oo ku yaalo degmada xamar weyne .

Read More
Uncategorized

Denni iyo Karaash oo maanta ka wada hadlayo Xalinta khilaafka ka dhex aloosan.

Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo madaxweyne ku xigeenka Axmed Karaash ayaa maalinta ku ballansan kulan gaar ah oo albaabadu u xiran yihiin. Kulanka.

Read More