Uncategorized
Uncategorized

Dowladda Kenya oo ka hadashay doorashadii uu ku guuleystay Xasan Shiikh

Dowladda Kenya ayaa u hambalyeeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxweyne Uhuru Kenyatta wuxuu Xasan Sheekh Maxamuud kala shaqeyn doonaa si.

Read More
Barnaamijyo Ogaal Uncategorized

Barnaamijka Ogaal (11- 05- 2022)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-:-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo Gudbineyna Barnamijka Ogaal waxaana halkana idin ka soo Jeedin doono:–:Cabdullaahi Maxamed Cali:- Farsamadii(:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

R/wasaare Rooble oo u hambalyeeyay guddoonka cusub ee Aqalka sare.

R/Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Hambalyo u diray Guddoonka cusub ee Aqalka sare ee Soomaaliya. Qoraalka R/wasaare Rooble ayaa u qornaa.

Read More
Somali News Uncategorized

M/weyne ku-xigeenka Puntland oo ku wajahan Gaalkacyo

Madaxweyne ku-xigeenka ahna Kusimaha Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa lagu wadaa saacadaha soo socda inuu gaaro Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo.

Read More
Uncategorized

Hit a brick wall define foil in literature Industrial Unique codes

A new guru states he or she has been documenting inside ample and initiate offering towards the insufficient. Jánošík’s life ended up being.

Read More
Uncategorized

Booliska Soomaaliya oo sheegay in ay socdaan howlgal lagula dagaalamayo waxyaabaha maanka dooriya

Taaliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in ay wadaan dagaal ka dhanka Dadka isticmaala Walxaha maanka dooriya iyo kuwa iibiya oo qayb ka.

Read More
Tafsiir Uncategorized

Casharka Tafsiirka { 20-03-2022}= Suuratu {al-anfaal} Darsigii {234AAD}

Muqdisho:-KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan  halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya: Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo koobi.

Read More
Falanqeynta Wararka Uncategorized

Barnaamijka Falanqeynta Wararka (20-03-2022)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta-Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-  Xasan Maxamed Xuseen Farsamadii:-  Cabdiraxmaan Cabdulle Rooble.

Read More
Uncategorized

Ciidamada dowladda oo Howlgalo ka sameeyay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Muqdisho-KNN-Ciidanka Xogga dalka ayaa maanta Howlgalo Qorsheysan ka sameeyay deegaanada kala ah Buulo Arundi, Malable, Siigaale, Busley, Daa’uud iyo Beeraha-Baay oo ah tuulooyin.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Somaliland, Biixi Cabdi iyo weftigii Uu Hoggaaminayey ee safarka shaqo ku joogay dalka Jabbuuti, ayaa waxa qasriga madaxtooyada ku qaabilay madaxweynaha Jamhuuriyadda.

Read More