Uncategorized
Uncategorized

Ciidamo kawada tirsan Xasilinta caasimada ah oo maanta ku dagaalamay isgooska Sanca ee Muqdisho.

Muqdisho-KNN_Wararka naga soo gaaraya isgooska sanca ee dhanka degmada yaaqshiid ayaa maanta waxaa dagaal culus uu ku dhexmaray ciidamo kawada tirsan kuwa Xasilinta.

Read More
Uncategorized

War deg deg:Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya oo goordhow la magacaabay.

Muqdisho-KNN-R/Wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa goordhow waxaa uu xilka wasiirka wasaarada gaashaandhiga xukuumada Soomaliya u magacaabay Maxamed Mursal Sheekh Cabdi raxmaan,iyadoona.

Read More
Uncategorized

War deg deg:R/wasaare kheyre oo xilka ka qaaday wasiirka diinta iyo awqaafta somaliya.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali kheyre R/wasaaraha soomaaliya ayaa goordhow xilkii ka qaaday wasiirka wasaarada diinta iyo awqaafta ee xukuumada Soomaaliya mudane Iimaan cabdullaahi cali,waxaana la.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO-:Shiikh Maxamed Saciid Atam oo la sheegay in uu qoranayo Ciidamo weerara Sacuudiga.

Riyaadh-KNN-jariirad ka soo baxda Dalka Sacuudiga ayaa qortay in la helay warbixin ku saabsan Qatar ay qorsheyneyso weeraro lagu soo qaado Dalka Sacuudiga.

Read More
Uncategorized

Soomaali iyo Oromo loo xir xiray Isku dhacyadii ku dhaxmaray Xadduuda Labada Gobal.

Jigjiga-KNN-Wararka naga soo gaarayo Dalka Itoobiya ayaa soo sheegaya in Dowlada Federaalka ah ee Itoobiya ay xabsiga dhigtay in ka badan 100 Boqol.

Read More
Uncategorized

Diyaarado Gargaar deg deg ah wada oo gaaray Dalka Yemen.

Muqdisho-KNN-Wadanka ay dhibaatada ba’an ka taagan ee Yemen ayaa lagu wadaa in la gaarsiiyo gargaar deg deg ah oo dhinaca Bini-aadinimada kadib xaalad.

Read More
Uncategorized

Xildhibaano ka tirsan B.S. oo Madaxweynaha kala shiray Caqabadaha hortaagan in la dilo Askarigii ka dambeeyay Dilka Wasiir Cabaas

Muqdisho-KNN-Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxayna kala hadleyn Caqabadaha hortaagan in.

Read More
Uncategorized

Sheekh Maxamed Shaakir”waa in Gobollada Dhexe laga helaa Maamul Mideysan”

Nairobi–KNN–Madaxweynaha Maamulka Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo asagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya Wareysi siiyay Laanta Afka Soomaaliga Ee.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Puntland oo Xeebta Magaalada Garacad ku qabtay Ajaanib looga Shakisan yahay Al-shabaab

Garacad–KNN– Saraakiisha Ciidamada Badda Ee Maamul Gobolleedka Puntland ayaa sheegay in Degaanka Garacad Ee Gobolka Mudug lagu qabtay Saddex Ruux oo kala ah.

Read More
Uncategorized

Ciidanka Milatariga oo Saakay Baaritaano ka wada qeybo ka mida Gobolka Shabellaha Dhexe

Cali-fooldheere–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Shabellaha Dhexe gaar ahaan Tuulooyin Hoos yimaada Degaanka Cali-fooldheere ee Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in Saakay Ciidamada.

Read More