Uncategorized
Uncategorized

Kheyrre oo Xaflad loogu qabtay M/Baydhabo ee Koonfur Galbeed.

Baydhabo-KNN-Waxaa xalay magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay Xaflad soo dhaweyn ah loogu qabtay Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wafdi.

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Muqdisho ku soo wajahan.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maanta magaalada Muqidsho ku soo wajahan yahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti.

Read More
Uncategorized

Madaxda Maamul Gobaleedyada oo Dowladda ku Eedeeyay in ay ka baxday heshiiskii ay la galayn.

Muqdisho-KNN-Madaxda Maamul Gobaleedyada ayaa soo saaray war qoraal ah oo ay ku sheegayaan in ay Dowladda Soomaaliya ka baxday heshiiskii ay dhawaan la.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah-: Xildhibaan Goor-dhaw lagu dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Alle ha u naxariistii waxaa Goor-dhaw magaalada Muqdisho lagu dilay Xildhibaan Maxamed Cabdi Guuleed oo ka tirsanaa Baarlamaanka Galmudug waxaana la sheegay in.

Read More
Uncategorized

Khayrre oo gaaray Baydhabo iyo Shirka Golaha Wasiirada oo Baydhabo lagu qabanayo.

Baydhabo-KNN-Ra’iisal Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada qaar ka mid ah Shaqaalaha Xafiiskiisa ayaa maanta gaaray magaalada.

Read More
Uncategorized

Shabaab ka baxsanaya duqeymaha Maraykanka oo Gaaray D/Matabaan.

Matabaan-KNN-Wararka ka imaanaya Degmada Matabaan ee Gobalka Hiiraan ayaa soo sheegaya in dagaalamayaal katirsan Al-shabaab ay soo Gaareyn tuulooyin  hoos yimaada degmada Matabaan.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Siilaanyo oo maanta kulan la qaadanaya Madaxweynaha Cusub iyo Murashaxiintii laga Guuleestay.

Hargeysa-KNN-Axmed Maxamed Siilaanyo Madaxweynaha Talada ka sii dagaya ee Soomaaliland ayaa lagu wadaa in uu kulan la qaato Madaxweynaha Cusub ee Xilka kala.

Read More
Uncategorized

Ra’iisal Wasaare ku xigeynka Soomaaliya oo Hambalyo u diray Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Muqdisho-KNN-Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo ku Guuleestay doorashadii dhacday 13-kii Bishaan..

Read More
Uncategorized

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka hirshabelle oo xalay hoygiisa bam-baanooyin lagu weeraray.

Jowhar-kNN-Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay bam gacmeed ku weerareen hoyga uu magaalada jowhar ka degan yahay.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo beeniyay in Diyaaraha Mareykanka ay duqeymo ku dileen Dagaalamayaal badan oo ka tirsan Al-Shabaab.

Muqdisho-KNN-War ka soo saartay Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa waxaa lagu beeniyay  hadal ka soo yeeray Taliska Mareykanka ee Africa iyo dowladda Soomaaliya, kaasoo sheegaya.

Read More