Uncategorized
Uncategorized

Faah Faahin ka soo korartay raggii ka dambeeyay Qaraxii ka dhacay Zoobe + SAWIRO

Muqdisho-KNN-Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee 14-kii.

Read More
Uncategorized

Askari ka tirsan Ciidanka minishiibiyada Soomaaliya oo qof shacab ah ku dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Wiil dhalinyar ahaa oo ka tirsanaa Wadayaasha Gaadiidka loo yaqaano Bajaajta waxaana la.

Read More
Uncategorized

Haweeney u dhalatay Dalka Jabuuti oo lagu jirdilay Itoobiya+SAWIRO

Djibouti-KNN-Wararka naga soo gaarayo Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Koox ka tirsan Qowmiyadda Oromiya ee Dalka Itoobiya ay jirdil culus u geestayn Haweeney.

Read More
Uncategorized

Dagaal maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobalka Mudug.

Gaalkacyo-KNN-Dagaal u dhaxeeya Labo maleeshiyo oo ka soo kala jeedo Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ku dagaalamay Gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo D/Baraawe ku weeraray Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Baraawe-KNN-Wararka aan ka heleyno duleedka Degmada Baraawe ee G/Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in maanta halkaasi dagaal culus ku dhaxmaray Ciidamo ka tirsan.

Read More
Uncategorized

Dib udhac ku yimid Magacaabista Wasiirada Hirshabeelle iyo Xildhibaano Eedeen usoo jeediyay M/weyne Waare

Jowhar-KNN-Waxaa maanta mar kale dib u dhac ku yimid Magacaabista Golaha Wasiirada ee Maamulka Hirshabeelle sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeellle. Golaha.

Read More
Uncategorized

Khayrre oo dhagax dhigay Xabsi Cusub oo laga dhisayo Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Xasan Cali Kheyre Ra’iisal Wasaaraah Soomaaliya ayaa dhagax dhigay Xabsi Cusub oo laga dhisayo magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobalka Baay. Dhismaha Xabsiga Cusub.

Read More
Uncategorized

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo muqdisho soo gaaray

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Baarlamaanka Dalka Jabuuti Maxamed Cali Xumad iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goor-dhaw soo gaaray magaalada Muqdisho waxaana Garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ku.

Read More
Uncategorized

Shabaabkii Gaaray Degmada Matabaan oo xalay ka baxay.

Matabaan-KNN-Guddoomiye ku xigeynka Degmada Matabaan Ducaale Aadan Cabdi oo wareysi gaar ah siiyay Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in Al-Shabaabkii shalay iyo Habeen hore.

Read More
Uncategorized

Galmudug oo dalbatay in Cadaalada la horgeeyo Askarigii ka dambeeyay Dilkii Xildhibaan ka tirsan Galmudug.

Cadaado-KNN-Xildhibaan Axned Yuusuf Ciyow oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug oo wareysi siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa dalbaday in Dowladda Soomaaliya ay cadaalada hor geyso.

Read More