Uncategorized
Uncategorized

Wadaad loo heysto weerarkii Mumbai oo xabsi guri laga siidaayay

Wadaad u dhashay dalka Pakistan oo lagu magacaabo Xafiid Saciid oo Hindiya iyo Maraykanka ku eedeeyeen in uu ka dambeeyay weerarkii 2008-dii lagu.

Read More
Uncategorized

Saraakiil iyo Ururka Haweenka Shabeelaha hoose oo ku baaqay in wax laga qabto kufsiga loo geysanayo Haweenka.

Muqdisho-KNN-Wararka naga soo gaaraya Degaano ka tirsan gobalka Shabeelaha Hoose ayaa Sheegaya in kooxo burcad ah ay dhac iyo kufsi u geystaan haweenka.

Read More
Uncategorized

Xukuumada Soomaliya oo Sheegtay in 4 December uu shir ka furmi doono muqdisho.

Muqdisho-KNN-C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yariisow ) Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya) ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya in ay u diyaar garoobeyso shirar caalami ah oo dhici.

Read More
Uncategorized

Madaxweyne Waare”dhawaan ayaan bilaabeynaa dhismaha garoonka ugaas Khaliif”

Baledweyne__KNN__ Madaxweynaha maamulka hirshabelle maxamed cabdi waare shalay tagay magaalada baledweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa sheegay in dhawaan ay bilaabi doonaan dhismaha.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Xooga oo Al-Shabaab kala Wareegay Degaan hoostaga Magaalada Marko.

Marko-KNN-Wararka ka imaanaya deegaanka abiikaroow oo hoostaga magaalada marka ee gobolka shabeelada hoose ayaa sheegaya in Ciidamada xooga dalka soomaaliya iyo kuwa amisom.

Read More
Uncategorized

Xaalada magaalada gaalkacyo oo saakay degan.

Gaalkacyo-KNN-Xaalada magaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug Ayaa saaka degan ka dib dagaal magaaladaasi shalay ku dhex maray maleeshiyaad kala taabacsan maamulada galmudug.

Read More
Uncategorized

Shiikh Max’ed Siciid Atam oo liiska Argigixisada lagu daray.

Muqdisho-KNN-War lagu baahiyay wakaaladda wararka Sacuudiga u faafisa ee SPA waxaa lagu sheegay in dawladaha isbahaysiga ee xiriirka u jaray dawlada Qatar ay.

Read More
Uncategorized

Faah Faahin ka soo korartay raggii ka dambeeyay Qaraxii ka dhacay Zoobe + SAWIRO

Muqdisho-KNN-Wasaaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya ayaa soo bandhigtay macluumaad hor leh oo ku saabsan shabakadii fulisay weerarkii dadka badan ay ku dhinteen ee 14-kii.

Read More
Uncategorized

Askari ka tirsan Ciidanka minishiibiyada Soomaaliya oo qof shacab ah ku dilay Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Wiil dhalinyar ahaa oo ka tirsanaa Wadayaasha Gaadiidka loo yaqaano Bajaajta waxaana la.

Read More
Uncategorized

Haweeney u dhalatay Dalka Jabuuti oo lagu jirdilay Itoobiya+SAWIRO

Djibouti-KNN-Wararka naga soo gaarayo Dalka Jabuuti ayaa sheegaya in Koox ka tirsan Qowmiyadda Oromiya ee Dalka Itoobiya ay jirdil culus u geestayn Haweeney.

Read More