Day: September 2, 2017
Uncategorized

Al-Shabaab oo odayaal ku dilay Degmada Ceel-Waaq ee Gobalka Gedo.

Gedo-KNN-Wararka  Naga soo gaaraya degmada ceel waaq ee gobolka gedo ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay labo kamid ah oday dhaqameed- degnaa  degmada.

Read More
Uncategorized

Maalintii labaad oo Maanta loo dabaal degayo Munaasabada Ciida Carafo iyo Xujeyda oo gudanaya acmaasha Xajka.

Ku dhawaad 3 milyan oo Muslimiin ah ayaa maanta iyo labada maalmood ee xiga sii joogi doona mashcarka Mina, halkaasoo ay dhagax-tuurka 3-da.

Read More
Uncategorized

Donald Trump oo Baaq u diray Congareska Mareykanka.

Madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump ayaa ka codsaday congreska Maraykanka in ay ansixiyaan lacag dhan $7.8bilyan si loogu bixiyo dadaalada dib uga soo kabashada.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo Sheegtay masuuliyada qaraxyadii shalay ka dhacay deegaanka Af-urur.

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa  Waxaa ay Sheegteen Masuuliyada Qaraxyadii  Shalay ka Dhacay Deegaanka Af-urur oo ka Tirsan Gobalka Barri. Waxaa ay Sheegeen Al-Shabaab in.

Read More
Uncategorized

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku amaanay Ciidamada Xoogga sida ay u garab istaageen qoysaska danta Yar.

Maxamed C/llaahi Farmaajo  Madaxweynaha Soomaliya oo kulan la qadadeeyay Cudubyo ka tirsan Ciidan Xoogga Dalka ayaa ku ammaanay doorka Ciidamada oo isugu jira.

Read More
Uncategorized

Khasaarihii ka dhashay Qaraxyadii ka dhacay deegaanka Af-urur oo sii kordhaya.

Weli Waxaa sii kordhay tirada askarta ka tirsan Puntland ee ku geeriyootay qaraxyo shalay ka dhacay degaanka Af Urur ee Gobolka Bari,iyadoona Saakay.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (02-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo Sheegay in Duqeyn ay ku dishay Sarkaal ka Tirsan Al-Shabaab.

Duqeeyn Military-ga Mareykanka uu Somalia ka geeystay ayaa waxaa lagu dilay Sargaal ka Tirsan Al-shabaab waxaana la dhaawacay mid kale, sida Military-ga mareeykanku.

Read More
Uncategorized

Soomaaliland oo Shacabka ugu baaqday inay u diyaar garoobaan Doorashada.

Madaxweyne ku-xigeenka  Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  oo la hadlay Saxaafada ayaa waxaa uu Shacabka ku nool deegaanka Soomaaliland ugu baaqay inay u.

Read More
Uncategorized

Dadkii laga mamnuucay inay galaan Mareykanka oo dib u codsan kara dal-kugalka dalkaas

Dadkii loo diiday inay galaan dalka Mareykanka kaddib markii mamnuuciddii madaxweyne Donald Trump ayaa haatan dib u codsan kara dal-ku-galka dalkaasi, kaddib markii.

Read More