Day: September 11, 2017
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (11-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Xuseen Cabdulle Maxamed:- Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

Faah Faahino dheeraad ah oo laga helayo dagaalkii saakay ka dhacay Beled-Xaawo ee G/Gado.

Belad-Xaawo-KNN-Xaaladda degmada Belad-Xaawo ee Gobalka Gado ayaa la soo sheegaya in hada ay Xaaladda tahay mid dagan ka dib markii ay si buuxda.

Read More
Uncategorized

Mas’uuliyiinta Lamu ee Kenya oo dalbaday in Baaritaan lagu sameeyo waxa najiito la’aanta dhigay Howlgaldda Ciidamada ee Lamu.

Lamu-KNN-Isku xiraha Gobolka Xeebta Kenya Nelson Marwa ayaa soo saaray walaac soo kordhaya oo ku aadan Howlgaladda ay qaadaan Ciidamadda Kenya ee ay.

Read More
Uncategorized

Xildhibaanada Aqalka Sare oo maanta ka doodaya go’aanka Xukuumadda ee Qalbi Dhagax.

Muqdisho-KNN-Xildhibaanada Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in ay maanta ka doodaan go’aanka ay Xukuumadda Soomaaliya ka qaadatay C/kariin Shiikh.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (11-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

Al-Shabaab oo digniin ka soo saaray Dhalinyarada Shaqo Abuurka loo sameynayo.

Muqdisho-KNN-Cabdi Casiis Abuu Muscab  Af-hayeenka Dhanka Howlgalada ee Ururka Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka hadlay 1000-ka Dhaliyarada ah oo ay dowlada soomaaliya sheegtay.

Read More
Uncategorized

Ciidamada Dowlada oo Xalay Baaritaano ka sameeyay qaar ka mid ah Degmooyinka G.Banaadir.

Muqdisho-KNN-Ciidamo ka Tirsan Kuwa Dowlada Federaalka Soomaliya ayaa Xalay Howlgalo Baaritaan ah ka Sameeyay qaarka ka mid ah Degmooyinka Gobalka Banaadir,sida Waabari dharkeenley.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg: Al-Shabaab oo Saakay Dagaal kula Wareegay Magaalad Belad-Xaawo ee Gobalka Gedo.

Baladxaawo-KNN-Wararka naga soo gaarayo magaalada belad-Xaawo ee gobalka gedo ayaa sheegaya  in dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab saakay ay weerar culus ku qaadeen Saldhig.

Read More