Day: September 11, 2017
Uncategorized

Al-Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Gaari ay la socdeen Ciidan ka tirsan Dowlada oo marayay Balcad.

Balcad-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee gobalka Shabeelaha dhexe ayaa soo sheegaya in Al-Shabaab ay weerar jid gal ah ku qaadeen Gaari ay.

Read More
Uncategorized

Diyaaradaha Dagaalka Kenya oo duqeeyay Shabaabkii weeraray Belad-Xaawo.

Belad-Xaawo-KNN-Diyaaradaha dagaalka Milatariga Dowladda Kenya ayaa la sheegay in maanta ay duqeeyeen Dagaalamayaashii Shabaab ee weeraray Degmada Belad-Xaawo ee gobalka Gado sida ay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(11-09-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (11-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Yusuf Cali Samatar:-.

Read More
Uncategorized

Shiikh Mukhtaar Roobow oo maanta ka baaqday Safar uu ku tagi lahaa Baydhabo.

Baydhabo-KNN-Wararka naga soo gaarayo  magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ayaa soo sheegayo in Maanta uu baaqday Safar uu Baydhabo ku tagi lahaa.

Read More
News in English

Several dead as al-Shabab storms Somali border town.

Armed group attack Bula Hawo on the Kenya-Somalia border claiming they killed dozens of soldiers. Heavy fighting erupted on Monday in the Somali.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (11-09-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:-Hodan Cali Maxamed:-.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay Gaari Dilal looga geystay Muqdisho

Muqdisho–KNN– Wararka ka imaanaya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Degmadaasi ay Gacanta ku dhigeen Gaari Noah ah oo.

Read More
Uncategorized

Kulankii Xildhibaanada Aqalka Sare ee ay kaga Doodayeen Arrinta Qalbi-dhagax oo dib loo dhigay

Muqdisho–KNN– Xarunta ay ku shiraan Xubnaha Aqalka Sare ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ka dhacay Kulan ay yeesheen Xildhibaanada Aqalka Sare islamarkaana.

Read More
Uncategorized

Wararkii ugu dambeeyay Dagaalkii ka dhacay Degmada Baled-xaawo Ee Gobolka Gedo

Baled-xaawo–KNN– Warar dheeraad ayaa ka soo baxaya Dagaalkii Cuslaa ee ka dhacay Degmada Baled-xaawo Ee Gobolka Gedo,waxaana Xoogaa Degenaasho ah laga dareemayaa Magaalada.

Read More