Month: October 2017
Uncategorized

Dhageyso:- Wasiirka Amniga oo sheegay in Xilkii laga qaaday Taliyaal Ciidan

Muqdisho–KNN– Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo Saxaafadda kula hadlay Magaalada Muqdisho Ee Caasimadda ayaa sheegay in Xilkii laga qaaday Saraakiil.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(01-10-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Taliyaha Guutada 3-aad Ee Ciidamada Xoogga Dalka oo ka badbaaday Qarax loo dhigay

Muqdisho–KNN– Taliyaha Guutada 3-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Gen Aadan Laba-afle ayaa ka badbaaday Qarax Miino oo loo dhigay Kolonyo ka tirsan Ciidamada.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (01-10-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Keydka Sawiradda

Muqdisho:-Taliska Booliska oo Maanta soo bandhigay Hub iyo Raggii lagu qabtay

Muqdisho–KNN– Taliska Booliska Soomaaliya ayaa Maanta Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Gen. Kaahiye ku soo bandhigay Hub iyo Saddex Ruux oo ay sheegeen.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (01-10-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Axmed Tuuryare  Farsamadii:- Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

War Deg Deg ah:- Madaxweynaha Somaliland oo Cafis u fidiyay Fanaanadda Yurub Geenyo

Hargeysa–KNN– Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Maamulka Somaliland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu Cafis u fidiyay.

Read More
News in English

Turkey opens its largest overseas military base in Africa.

Turkey has launched a major military base in Somalia. The $50 million facility is designed to provide support and training to troops of.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo Dagaal kula Wareegay Degaanka Yeed ee Gobolka Bakool

 Teed–KNN– Wararka ka imaanaya Degaanka Teed ee Gobolka Bakool islamarkaana 30 Km u jira Caasimadda Gobolka Bakool ee Xudur ayaa sheegaya inuu Saakay.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (01-10-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:-Maxamed Qeys Xasan Maxamed Farsamadii:-Shariif Cabdulle Maxamed:-.

Read More