Month: November 2017
Barnaamijyo Tafsiir

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(30-11-2017)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (30-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur:-  Farsamadii:-Maxamed Dalal  Maxamuud;-.

Read More
Uncategorized

Rasaas iyo taleefoono Shabaab ay ugu tageen degaanka baladul-amiin oo gacanta lagu dhigay(Sawirro).

Muqdisho-KNN-Sida ay sheegayaan wararka ciidamo ka tirsan militiriga soomaaliya ayaa maanta baaritaano ay ka sameeyeen  degaanka baladul-amiin  waxaa ay gacanta ku dhigeen Sadax.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (30-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Cabdisalaam Cumar  ;- Farsamadii:-Maxamed Dalal.

Read More
Uncategorized

war deg deg;Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Magaalada Boosaaso ee gobalka barri

Boosaaso-KNN-Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ee gobalka barri ayaa sheegaya in Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac uu ka dhacay xaafada masjidu raxma ee.

Read More
Uncategorized

Diyaarado dagaal oo maanta lagu arkayo galbeedka gobalka hiiraan.

Hiiraan-KNN-Wararka naga soo gaaraya degaanka ceelcade ayaa sheegay in maanta diyaarado dagaal lagu arkay galbeedka degaano ka tirsan gobalka hiiraan. Degaanada lagu arkay.

Read More
Uncategorized

Dowlada Somalia oo Amaro duldhigtay Wasiirada,xildhibaanada labada aqal,Hoteelada iyo Warbaahinta.

Muqdisho-KNN-Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka wasaarada Amniga gudaha  ee Xukuumada soomaaliya oo la hadlay saxaafada ayaa waxaa uu fariin adag u diray wasiirada,xildhibaanada.

Read More
Uncategorized

Munaasabad lagu Weyneeynayo Dhalashada Nabigeena Muxamed(NNKH) oo Maanta lagu qabanayo Muqdisho

Muqdisho–KNN– Maanta oo ah 12-ka Mowliid waxaa Wadamo Badan oo Islaam ah ka socota Munaasabado loogu dabaaldagayo Dhalashada Nabigeena Muxamed {NNKH}waxaana Maanta Magaalada.

Read More
Uncategorized

Dhageyso:-Ra’iisul Wasaare Kheyrre oo Xalay Kormeeray Saldhigyo ku yaalla Muqdisho

Muqdisho–KNN– Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wasiirka Amniga Xukumadda Maxamed Abuukar Islow ayaa Xalay Kormeero kala duwan ku bixiyay Saldhigyo ku.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir

Dhageyso:-Barnaamijka Falanqeynta Wararka (30-11-2017)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.com waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falan qeynta …Waxa halkan ka soo jeedin doona wariye:–Maxamed Xasan Qeys ;- Farsamadii:- Maxamud.

Read More