Month: March 2018
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{31-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Shiekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(31-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (31-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Sports

Barcilona oo booqan doonta Sevilla Real Madrid oo u safri doonto Las Palmas iyo dhamaan ciyaaraha ka dhici doono caawa iyo galabta horyaalka Spain.

Muqdisho-KNN-Kulamo xiiso badan ayaa caawa laga ciyaari doona horyaalka Laliga kuwaa oo ay ciyaari doonaan kooxaha ugu tunka wayn horyaalkaas sida Barcilona iyo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (31-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Axmed Maxamuud [Tuuryare] Farsamadii:-Iqra.

Read More
Sports

Wax badan ka ogow kulanka ugu wayn todobaadkan Italian Serie A.

Muqdisho-KNN-Kulanka ugu wayn isbuucan horyaalka talyaaniga ayaa ahaan doona kulanka lagu madlansanyahy caawa magaalada Turin. Kaas oo u dhaxeen doona lawada naadi ee.

Read More
Sports

Wax walwalbo oo aad uga baahantahy kulanka caawa Everton Vs Manchester City.

Manchestar City ayaa caawa fiidki booqan doonta kooxda Everton kulan muhiim u ah, xirta macalin Guardiola ayaana hiigsanaya inay xagagan yihiin kooxda horyaalka.

Read More
Uncategorized

Taliyaha Booliiska oo amaro dul dhigay Xildhibaanada.

Muqdisho-KNN-Taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ayaa gudoonka Golaha Shacbka ee Barlamaanka Soomaaliya ku wargeliyay amaro ay soo saareen isla markaana ka dalbaday fulinta amaradaasi.

Read More
Uncategorized

Gudoomiye Jawaari muxuu ka yiri  baaqashada kulankii Barlamaanka ee maanta?

Muqdisho-KNN-Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari Gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo shir Jaraa’id goor dhow ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in kulankii Golaha Shacabka.

Read More
Sports

Wax walba aad uga baahantahay kulanka duhurnimada manta ay is wajahayaan Crystal Palace VS Liverpool

Muqdisho-KNN-Kooxda liverpool ayaa diyaar u ah inay u dagaalanto afarta kooxood ee ugu sareesa horyalka EPL, kulanka duhurnimada manta ay booqanayso dhigeeda Crystal.

Read More