Month: March 2018
Uncategorized

Tiro hoobiyaal ah oo galabta lagu garaacay Warta Nabadda.

Muqdisho-KNN-Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhaawacmay tiro hoobiyaal ah oo galabta lagu garaacay xaafafo ka mid ah degmada Warta Nabadda ee gobalka.

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Dowlada Talyaaniga oo Saraakiisha Ciidamada Xooga ku wareejisay Dawooyin iyo Qalab caafimaad.

Muqdisho-KNN-Safiirka Dowlada Taliyaaniga u fadhiya Soomaaliya Carlo Campanile ayaa qalab caafimaad iyo Daawooyin ku wareejiyay Taliska Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Abaanduulaha Taakuleynta Ciidanka.

Read More
Uncategorized

Trump oo Musuq-Maasuqay Abaamarinta Nabada.

Muqdisho-KNN-Guddiga caalamiga ah ee bixiya abaalmarinta nabadda adduunka ee Nobel-ka loo yaqaano ayaa gal dacwadeed ka furtay booliiska dalka Norway kadib markii ay.

Read More
Uncategorized

Faah Faahin Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay duleedka Magaalada Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Qarax ismiidaam ah ayaa ka dhacay barkoontarool oo ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka siinka dheer ee duleedka Muqdisho waxaana uu  qaraxu yimid kadib.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

Dhageyso:-Casharka Tafsiirka Qur’aanka ee ka baxay Radio Kulmiye{01-03-2018}

Muqdisho–KNN:–Akhristeyaasheena ku Xiran Bogga Radiokulmiye.net,waxaan maanta halkaan idinkugu soo gudbineynaa Casharka Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,waxaana halkaan ka soo jeedinaya Sheekh Maxamuud Aw-Cabdulle Cariif Ajar aan la soo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(01-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
News in English

Siucide attack hits security checkpoint near Mogadishu.

A suicide car bomber targeting a security checkpoint near Mogadishu has killed eight people and wounded at least 10 others, including five security.

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xariga ka jaray xarumo cusub oo bixin doona adeegyada bulshada.

Muqdisho-KNN-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta xariga ka jaray xafiisyada adeegga ee degmooyinka Hodan iyo.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (01-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Maxamed Shuuriye Nuur  {Barakaat} Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Uncategorized

War deg deg ah:-Qarax Ismiidaamin ah oo goor-dhaw ka dhacay Xarun Ciidamada NISA ku leeyihiin deegaanka Siinka dheer

Muqdisho-KNN-Qarax Ismiidaamin ah oo loo adeegsaday Gaari lagu soo raray waxyaabaha qarxa ayaa goor-dhaw ka dhacay Xarun Ciidamada amaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa.

Read More