Month: March 2018
Uncategorized

Puntland Ciidan u xirtay Shabaab ka baxsaday xero dhaqan celin oo ku taala M/Garowe.

Garowe-KNN-Maamulka Puntland ayaa wado dadaalo lagu soo qabanayo dhalinyaro la sheegay in ay ka tirsanaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab ee Puntland kuwaas oo ka baxsaday.

Read More
Uncategorized

SAWIRO:-Olale Nadaafadeed oo maanta laga sameeyay Tiyaatarka Qaranka.

Muqdisho-KNN-Olalaha Nadaafadda oo maanta looga dhawaaqay magaalada Muqdisho kadib kulan ay yeesheen mas’uuliyiinta gobalka ayaa si xowli ah uga socda meelo ka mid.

Read More
Barnaamijyo Faalooyin Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (01-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Saciid Qarfaan ;- Farsamadii:-Shariif Cabdulle.

Read More
Uncategorized

SAWIRRO:-Ra`iisul Wasaare Kheyre oo ubax dhigay Taalo muhiim u ah Imaaraadka.

Muqdisho-KNN-Xasan Cali Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo ku sugan Dalka Isutagga Imaaraadka ayaa shalay  booqday Taalada loo dhisay in lagu xasuusto halgamaayaashii Ciidamada.

Read More
Uncategorized

Al-shabaab oo dad hor leh ku dilay degmada Waajid.

Muqdisho-KNN-Wararka ka imaanaya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in xalay dagaalamayaasha Al-shabaab ay dileen mid ka mid ah labo ruux oo.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (01-03-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono Maxamed Axmed Tuuryare:– Farsamadii:-Maxamed Dalal Maxamuud:-.

Read More
Uncategorized

DHAGEYSO:-Tahriibiyaal Soomaaliyeed oo ku xeran Liibiya oo diiday in ay dib ugu soo laabtaan Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Liibiya waxaa ku dhibaataysan kumaanaan dhalinyaro Soomaali ah kuwaas oo doonaya in ay usii tahriibaan Wadamada Yurub, dhalinyaradaas oo hamigooda wali u suurta.

Read More
Uncategorized

Wadayaasha Mooto Bajaajta oo Dowlada ka dalbaday in ay wax ka qabato dilalka loo geyso.

Muqdisho-KNN-Qaar ka mid ah Wadayaasha Gaadiidka Bajaajta ee magaalada Muqdisho ayaa dhigay Banaanbax looga soo hor-jeedo dil Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA SUBAX EE RADIO KULMIYE 8:00AM (01-03-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii saakay ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka saakay.

Read More
Uncategorized

AMISOM oo heshay qalab muddo dheer  ay dalbaneysay.

Muqdisho-KNN-Danjire Francisco Madeira Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya, ayaa ugu mahad ciliyay Dowladda Mareykanka qalab shalay ay gudoonsiiyeen, qalabkaas.

Read More