Day: April 3, 2018
Uncategorized

Meydadka Ciidamada Uganda ee  ku dhintay Weerarkii ka dhacay Buulo Mareer oo dalkooda lagu aasayo

Muqdisho-KNN-Warbaahinta dalka Uganda ayaa baahiyay in maanta dalkaasi la geynayo meydadka 8 askari oo Ugandes ah kuwaasoo lagu dilay weerarkii Axadii ka dhacay.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-WARKA DUHUR EE RADIO KULMIYE(03-04-2018)

Muqdisho–KNN:–Dhageystayaasha Radio Kulmiye ee ku xira website-ka Idaacada Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warkii duhur ee ka baxay Radio Kulmiye. Warka Maanta Waxaa si.

Read More
Uncategorized

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo la wareegay deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan

Beladweyne-KNN-Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howgal Ciidamada xoogga dalka ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan. Deegaanada ciidamada xoogga dalka.

Read More
Uncategorized

Meydka qof la garan waayay oo maanta lagu arkay Muqdisho

Muqdisho-KNN-Xaafada Nageeye ee degmada Kaaran ee gobolka Banaadir ayaa maanta lagu arkay meydka qof rayid ah oo la garan waayay. Mid kamid ah.

Read More
Barnaamijyo Sports Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ciyaaraha (03-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Ciyaaraha waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Adan Yusuf Axmed {Aqyaar} Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
News in English

Museveni puts death toll of UPDF soldiers in Somalia attack to eight.

dent Museveni has put the death toll of Ugandan soldiers killed in the Sunday al-Shabaab attacks on UPDF camps in Somalia to eight..

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Ogaal (03-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka ogaal waxaana halkana idin ka soo jeedin doono  Maxamed Cabdisalaan Cumar Farsamadii:-Iqra Axmed.

Read More
Uncategorized

Shir looga hadlayo kaabayaasha dhaqaale ee dalka iyo arimo kale oo ka furmay Garowe

Garowe-KNN-Shirkan oo looga hadlayo kor u qaadida kaabayaasha dhaqaalaha iyo xiriirka ay leeyihiin Wasaaraddaha Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya iyo tan maamulka Puntland.

Read More
Uncategorized

Mareykanka oo amaro dul dhigay Garsoorayaasha u xil saaran kiisaska dadka soo galootiga ah

Muqdisho-KNN-Waaxda caddaaladda ee Maraykanka ayaa waqti  u qabatay garsooreyaasha gacanta ku haya kiisaska dadka soo galootiga ah si ay durba go’aan uga gaaraan,.

Read More
Barnaamijyo Tafsiir Uncategorized

DHAGEYSO:-Barnaamijka Falanqaynta (03-04-2018)

Muqdisho-KNN:-Dhegeystayaasha ku xiran Webset-ka Radiokulmiye.net waxaan halkaan idin kugu soo gudbineyna Barnamijka Falanqaynta waxaana halkana idin ka soo jeedin doono:-Cali Ibraahim Cabdullahi:- Farsamadii:-Iqra Axmed Maxamuud:-.

Read More